Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AKHRISO: Shan Su’aallood oo la iska weydiinayo Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xarunta Otto Otto

    AKHRISO: Shan Su’aallood oo la iska weydiinayo Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xarunta Otto Otto

    July 7, 2018Updated:July 7, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Su’aalo badan ayaa dadku is weydiinayaan kadib qarixii maanta oo lala beegsaday labadii Wasaaradood ee Amniga qaabilsanaa ee Arrimaha Gudaha iyo Amniga Gudaha, xaruntooda Otto Otto ee sida weyn oo ilaaliyo.

    Madaxda sare ee dowladda ayaa muddooyinka dambe ku doodayey inay wax weyn iska bedeleen xaaladda amniga magaalada Muqdisho, isla markaana la sugay nabadgelyada, kadib markii ciidamo badan la dhigay wadooyinka, lana xiray wadooyin badan oo si aad ah loo yareeyay isu socodka dadka iyo Gadaiidka.

    Su’aalaha la is weydiinayo weerarkii Otto Otto kadib, waxaa ka mida:

    1- Sidee Alshabaab ugu suuragashay inay beegsadaan xaruntii ugu weyneyd ee Wasaadaha qaabilsan Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo xarun u ah ciidamda Booliska iyo Isgaarsiintooda..?

    2- Sidee dabley Alshabaab ah iyo Gaari qaraxyo ka buuxaan u soo dhaafay baraha ciidamada amniga Caasimadda ee dadka oo dhan loo diido inay maraan..?

    3- Haddii Xaruntii Otto Otto oo muhiimadda intaas la eg lahayd ay gudaha u galeen Alshabaab.. ma jirtaa meel aysan gaari karin..?

    4- Ma ku filan yahay weerarka Otto Otto ku qaadeen Alshabaab inuu hurdadda ka kiciyo xukuumadda iyo madaxda sare oo muddooyinkii danbe  ku doodayey in la sugay amniga caasimadda.?

    5- Ma jiri doonaa isla xisaabtan iyo dib u eegis fashilka dhacay, mise waxaa mar kale la maqli doonnaa hadalladii dhegaha dadka ku batay ee ku saabsanaa: waa laga hortegay, qasaaruhu intaan wa ka badan lahaa,.. Waa la soo afjaray .. iwm.

    Qarixii weynaa ee Zopper oo  Muqdisho ka dhacay Otober 2017 oo dadkii ugu badnaa ay ku dhinteen waxaa xilalka looga qaaday taliyeyashii Booliska iyo NISA, waxaase weli muuqda inaysan wax badan iska bedelin qaabka shaqada hay’adaha amniga, madaxa iyo ciidamada u xil saaran.

    Muqdisho NISA Otto Otto Qarax Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Mahad Salaad: “Lama aqbali karo in Dumarka jidadka ku umulaan, Baabuur qarxeysana ay wadooyinka maraan..”
    Next Article Wasiirka Warfaafinta oo loo xil saaray inuu ka hadlo weerarkii Xarunta Wasaaradaha Arr. Gudaha & Amniga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo