Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»SHAX QARSOODI AH: Sida Maamul Goboleedyada u qeybsadeen xildhibaanada Baarlamanka

    SHAX QARSOODI AH: Sida Maamul Goboleedyada u qeybsadeen xildhibaanada Baarlamanka

    June 12, 2016Updated:July 31, 20224 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadani.com waxay idin soo gudbineysaa sida maamul goboleedyada u qeybsadeen xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose ee dhan 275 oo maamul goboleed kasta laga soo dooranayo tiro xildhibaano ah.

    Shirkii ugu danbeeyay ee Madaxda Madasha Qaran uga socday magaalada Muqdisho ayay ku qeysadeen tirada xildhibaanno ee magaalo kasta laga soo dooranayo iyadoo loo qeybiyay xarumaha maamulada dalka ka jira iyo caasimadda Muqdisho.


    Gobolka Banaadir (Muqdisho) waxaa lagu soo xulayaa qeyb ka mida  xildhibaanada beesha shanaad oo kaliya

    Gobolka Banaadir ayaa lagu dooranayaa ama lagu soo xulayaa  7 Xildhibaan oo kaliya, waxayna xildhibaanada Muqdisho lagu dooranayo kasoo jeedaan beelaha soo socda:

    Beelaha Banaadiri: 5 Xildhibaan
    Carab Soomaali:     1 Xubin
    Dir/Surre:               1 Xubin


    Xildhibaanada lagu soo xulayo Magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar

    Beelaha Hawiye oo ku lahaa Aqalka Hoose 61 Xubnood ayaa waxaa laga soo dooranayaa Cadaado (Galmudug), Beledweyne (Hiiraan) iyo Jowhar (Shabeelaha Dhexe).

    Xildhibaanda ka imanaya Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxay gaarayaan  37 Xildhibaan, waxayna ka kala imaanayaan Beelaha soo socda:

    JOWHAR & BELEDWEYNE

    Xawaadle:           8 Xildhibaan
    Gugundhabe:     5 Xildhibaan
    Gaaljecel:           4 Xildhibaan
    Abgaal/Wacbuudaan: 3 Xildhibaan
    Abgaal/Harti Abgaal: 3 Xildhibaan
    Ciise Mudullood: 3 Xildhibaan
    Beesha Dir:           2 Xildhibaan
    Moobleen:             1 Xildhibaan
    Hilibi:                     1 Xildhibaan
    Beesha 5aad:         7 Xildhibaan

    CADAADO

    Habargidir: 16 Xubnood
    Murursade: 7 Xubnood
    Mareexaan: 4 Xubnood
    Abgaal/Wacaysle: 3 Xubnood
    Dir: 2 Xubnood
    Shiikhaal: 2 Xubnood
    Madhibaan: 1 Xubin
    Tumaal: 1 Xubin


    XIldhibaanada lagu soo xulayo magaalooyinka Garowe iyo Kismaayo [DAAROOD]

    Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka ee lagu soo xulayo Garowe iyo Kismaayo, waxay kala yihiin:

    KISMAAYO

    Absame: 12 Xildhibaan

    Mareexaan: 14 xildhibaan

    GAROWE

    Harti Daarood : 27 Xildhibaan

    Xildhibaanada Daarood

    Puntland: – Garowe- waxaa lagu dooranayaa 35 Xildhibaan
    Jubaland: – Kismaayo waxaa lagu soo xulayaa  20 Xildhibaan
    Koonfur Galbeed – Baydhaba waxaa ka imaaya  2 Xildhibaan ( labada xildhibaan waxay kasoo jeedaan Ogaadeen)
    Galmudug – Cadaado: waxaa ka soo gelaya 4 Xildhibaan  (Dhammaandood waxay ka so jeedaan Mareexaan)


    Xildhibaanada ugu badan oo lagu xulayo magaalada Baydhaba

    Magaalada Baydhaba ayaa noqotay goobta kaliya ee ugu badan xildhibaanada lagu soo dooranayo, waxayna dhan yihiin 69 Xildhibaan. Beelaha ay ka imaanayaan waxay kala yihiin:

    Digil & Mirifle:      54 Xubnood
    Absame:                 2 Xubnood
    Beesha Dir:            7 Xubnood
    Beesha 5aad:         6 Xubnood

    Saxiixayaasha cusub ee madaxda Madasha Qaran ayaa mid kasta dadaal u galay inuu badsado xildhibaada lagu dooranayo magaalada uu ka taliyo si uu saameyn ugu yeesho tiro badan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka, taasoo dood adag iyo is mari waa ka dhacay, iyadoo markii danbe heshiiskan la isla gaaray.

    Xaaladda ugu adag waxay ka dhex taagan tahay hadda Jubba iyo Puntland iyadoo xubno ka soo jeeda beesha Harti oo maamulka Jubbaland ku jira ay qasab ku noqotay in xildhibaanimo ka raadsadaan magaalada Garowe oo ay hoos tagaan C/weli Gaas kadib markii la waayay odayaal dhaqameed la aqoonsan yahay oo Jubbooyinka fadhigiisu yihiin kana soo jeeda beeshan.

    GOOBJOOGE.COM

    Baarlamaanka cusub Doorashada 2016 Heshiis laga gaaray Qaabka Doorashada 2016 Sida loo qeybsaday Baarlamaanka 2016 Xog qarsoodi ah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAl-Shabab Says Executed More of Its Own in Somalia
    Next Article Guddoomiye Jawaari oo digniin kulul u diray Wasiirada xildhibaanada ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo