Waxaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay isku aadka koobka horyaallada Yurub oo 32 kooxood loo qeybiyay 8 Group, iyadoo ila 3 koox ay yhiin kuwo adag oo ay kooxo waaweyn isku aadeen.
SHAXDA ISKU AADKA KOOBKA HORYAALLADA YURUB HOOS KA AKHRISO
Group A: Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Monaco, Club Brugge
Group B: Barcelona, Tottenham, PSV, Inter
Group C: PSG, Napoli, Liverpool, Red Star Belgrade
Group D: Lokomotiv Moscow, Porto, Schalke, Galatasaray
Group E: Bayern Munich, Benfica, Ajax, AEK Athens
Group F: Manchester City, Shakhtar Donetsk, Lyon, Hoffenheim
Group G: Real Madrid, Roma, CSKA Moscow, Viktoria Plzen
Group H: Juventus, Manchester United, Valencia, Young Boys
Kooxaha B, C iyo H ayaa ah kuwa ugu adag, waxaana si gaara isha loogu hayaa, iyadoo kooxo culus ay isku soo aadi doonaan.
Weeraryahanka sanadka waxaa loo magacaabay: Christiano Ronaldo -Real Madrid
Laacibka khadka dhexe ee sanadka waxaa ku guuleystay Luka Modrid -Real Madrid, waxaa kaloo xiddiga Yurub loo magacaabay xiddiga Qaaradda Yurub ugu fiican.
Difaaca sanadka waxaa ku guuleystay: Sergio Ramos: -Real Madrid