Iyadoo ay soo dhowaaneyso xilliga Doorashada Madaxda sare ayaa waxaa la shaaciyay shuruudaha laga rabo qofka isu sharxaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Shuruudaha oo aan ahayn kuwo adag, marka laga reebo lacagta laga rabo musharax waliba oo aan weli la shaacin, hoos ka akhriso: