Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Akhriso: Shuruudaha Musharaxa u tartamaya Xilka Guddoonka Golaha Shacabka

    Akhriso: Shuruudaha Musharaxa u tartamaya Xilka Guddoonka Golaha Shacabka

    April 18, 2022Updated:April 18, 20221 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo musharixiinta u taagan xilka Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

    Shuruudaha musharixiinta ayaa waxaa ka mida inuu xildhibaanku heysto ID Card, iyadoo qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada lagu wargeliyey musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka inay buuxiyaan habraaca diiwaangalinta musharaxnimo.

    Shuruudaha Musharixiinta, waxay kala yihiin:

    1- Aqoonsiga Xildhibaanka (ID Card)

    2- Arjiga caddeynta musharaxnimo.

    3- Taariikh nololeedka musharaxa (CV).

    4- Labo Sawir.

    5- Warqadda caddeynta lacag qabashada Bangiga Dhexe.

    6. Balanqaadka u hogaansamridda natijada doorashada.

    7. Foomka diiwangalinta Musharaxa.

    8. Foomka soojeedinta musharaxnimada.

    Hadaba, waxaa lagu wargalinayaa mushatakiinta guddoonka Golaha Shacabka in 19 ilaa 22 April 2022 ay soconeyso diiwaangalinta musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka.

    May be an image of text that says 'Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya liya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Ref: GDGG/001 Date: 18/04/2022 UJEEDO: Habraaca Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Waxaa lagu wargalinayaa musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka in ay buuxiyaan habraaca duwaangalinta musharaxnimo. 1. Aqoonsiga Xildhibaanka (ID Card) 2. Arjiga caddeynta musharaxnimo. 3. Taariikh nololeedka musharaxa (CV). Labo Sawir. Warqadda caddeynta acag qabashada bangiga dhexe. alanqaadka hogaansamidda natiijada doorashada. Foomka diiwangalinta Musharaxa. Foomka soojeedinta musharaxnimada. Hadaba, waxaa lagu wargalinayaa musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka 19, April 2022 ay soconeyso diiwaangalinta musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka. Wabilaahi Towiq. Xil. Abdirizak Omar Mohamed Guddoomiyaha Guddiga'
    May be an image of text that says 'Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jadwalka Doorashadda Guddoonka Golaha Shacabka 18 April 2022 Taariikh April April TS Faafaahin Magacaabida Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Doorashada Gudoonka Guddiga qabanqaabada Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka socodsiinta Golaha Shacabka Vakhtica Diiwaan Murashaxiinta Guddoonka Golaha Shacabka laa Xilliga Shaqada) Hadal jeedinta Musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Hadal cedinta usharaxiinta Guddoomiye ku, Xigeenada Golaha Shacabka Diyaarinta Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka April 19 20-21 22 April 23 April 24 April 26 April 27 April Xil. Abdirizak Omar Mohamed Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabad Doorashada Guddoonka Golaha Shacab'
    Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakur oo soo jeediyey kulamada Baarlamaanka laga wareejiyo Madaxtooyada
    Next Article Maxay C/llaahi Kulane iyo C/shakuur Cali Mire ku maageen Xildhibaan Mahad Salaad (Warbixin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo