Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Akhriso: Shuruudaha Musharixiinta Guddoomiyaha & ku xigeenada Baarlamaanka & Qaabka Doorashada

    Akhriso: Shuruudaha Musharixiinta Guddoomiyaha & ku xigeenada Baarlamaanka & Qaabka Doorashada

    January 3, 20173 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo 11-ka bishan Janaayo la qaban doono Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa maanta bilowday qabashada araajida musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.

    Marka la eego Qodobka 65-aad Dastuurka KMG ah shir guddoomiyaha KMG ah ee Golaha shacabka ayaa guddoominaya kulamada lagu dooranayo guddoomiyaha iyo ku xigeennada.

    Qaabka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka

    1. Guddoomiyaha iyo ku xigeennda waxaa lagu dooranayaa ugu yaraan aqlabiyad tirada guud ee xubnaha aqal walba (50%+1) oo coddeyn qarsoodi ah.
    2. Musharax kasta oo u tartamaya xilka xafiiska guddoomiyaha ama ku xigeennada waa inuu ka tirsan yahay Golaha uu guddoonkiisa u tartamayo.
    3. Musharax waliba waa inuu soo gudbiyaa Arji qoraal ah oo ay ku lifaaqan yihiin 2 sawir iyo Taariikh nololeedkiisa.
    4. Musharax waliba oo u tartamaya guddoomiyaha Golaha Shacabka waa in uu bixiyaa khidmada Diiwaan gelinta oo ah $ 15,000.
    5. Musharax waliba oo u tartamaya Guddoomiye ku xigeen waa inay bixinayaan $10,000 oo dha khidmad diiwaan gelin aan dib u celin lahayn, laguna shubayo xisaabta socota ee baarlamaanka ku leeyahay Bangiga dhexe.
    6. Musharax waliba oo u tartamaya jagooyinka guddoonka waa in murashaxnimadiisa uu soo jeediyaa uga yaraan hal Xildhibaan ama ka koo ka tirsan aqalka, kuna taageero hal xildhibaan ama ka badan oo isla aqalkiisa ah.
    7. Murashax kasta waa inuu Arjiga ku caddeeyaa jagada uu u tartamayo (Guddoomiye ama guddoomiye ku xigeenka 1aad ama 2aad).
    8. Waxaa jagada guddoomiyaha Golaha shacabka ku guuleysanaya musharaxii hela ugu yaraan aqlabiyadda (50%+1) tirada guud ee xubnaha golaha.
    9. Haddii musharax uu heli waayo aqlabiyadaas, waxaa loo gudbayaa codeynta wareegga labaad.
    10. Haddii wareegga koobaad kadib ay murashaxiin isu tanaasulaan ama iskood tartanka uga baxaan, oo labo murashax isku soo haraan, waxaa toos loogu gudbayaa wareegga 3aad, oo murashaxii hela codadka ugu badan ayaa ku guuleysanaya guddoomiyenimada golaha.
    11. Doorashada wareegga 2aad, waxaa u gudbaya oo keliya 4-ta musharax oo wareegga 1aad helay codadka ugu badan, haddii uu musharaxiinta helaan codod isla eg, waxay xaq u leeyihiin inay u gudbaan wareegga 2aad, musharaxii hela ugu yaraan aqlabiyadda boqolkiiba konton iyo hal (50%+1) tirada guud ee xubnaha golaha ayaa ku guuleysanaya guddoomiyenimada. Haddii musharaxiinta midkood helin aqlabiyaddaas, waxaa loo gudbayaa codeynta wareegga 3aad.
    12. Doorashada wareegga 3aad, waxaa ku tartamaya labada musharax ee wareegga labaad helay cododka ugu badan, haddiise uu jiro musharax 3aad oo helay codad barbardhac ah wuxuu xaq u leeyahay inuu ka qeybgalo una gudbo tartanka doorashada wareegga 3aad. Wareegga 3aad waxaa guddoomiyenimada ku guuleysanaya mushaxii hela cododadka ugu tirada badan.
    13. Markii cod bixinta la soo gabogabeeyo, shir guddoonka KMG ah waxaa uu furayaa sanduuqa, codadka ayaa la tirinayaa, shir guddoonka KMG ah baa ku dhawaaqaya musharaxa ku guuleysta jagada guddoomiyaha ama ku xigeennada golaha.
    14. Guddoomiyaha cusub ee la doortay inta uusan xilka la wareegin waa inuu iska casilaa  xil kasta oo uu u hayey xisbi siyaasadeed.
    15. Doorashada ku xigeenada guddoomiyaha waxaa la raacayaa isla nidaamka iyo habraaca kor ku xusan ee lagu doorto guddoomiyaha golaha.

    Wadani.com

    Baarlamaanka Doorashada 2016 Shuruudaha musharixiinta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka C/rashiid Xiddig oo shaaciyay codadka xildhibaanada uu heysto
    Next Article Haweeneydii ugu horeysay oo isu sharaxday xilka Guddoonka Baarlamaanka [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo