Madaxda maamulka Hirshabeelle iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa beelaha maamulka Hirshabeelle u qeybiyay xubnaha maamulka ka soo gaaray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ilo ku dhowdhow madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegaya in horeba beelaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe loogu qoondeeyay, iyadoo uu qoondadaasi sameeyay madaxweyne Xasan Sheekh, balse shirar is daba joog ah oo Muqdisho ka dhacay la isla meel dhigay in xubnaha Aqalka sare loo qoondeeyo sida oo socota: