Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Taariikh Nololeedka Abaanduulaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage

    AKHRISO: Taariikh Nololeedka Abaanduulaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage

    August 17, 2018Updated:August 24, 20183 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Abaanduule cusub ayaa loo magacaabay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib wareegtadii kasoo baxday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo isbedel weyn lagu sameeyay taliyeyaasha ciidamada Qalabka Sida.

    Abaanduulaha cusub ka sokow inuu yahay nin aad u dhalinyar, haddana wuxuu muddo kooban ku noqday xiddig ka dhex muuqda ciidamada xoogga dalka, waxaana ugu danbeyn 31 sano jirka Odowaa Yuusuf loo magacaabay mid ka mida xilalka ugu waaweyn eeĀ  ciidamada xoogga dalka.

    HOOS KA AKHRISO WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY TAARIIKHDIISA

    Odowaa Yuusuf Raage waxa uu ku dhashay Degmada Aadan- yabaaal ee Gobolka Shebeelaha Dhexe Sanadkii 1987-kii wax-barashada Dugsiga Hoose iyo Dhexe waxa uu ku qaatay isla Degmada Aadan yabaal halka tan Dugsiga Sare uu ku qaatay Magaalada Muqdisho Sanadihii 2002-dii ilaa 2005-tii.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed waxa uu ku biiray 15-7- 2007-dii isla xiligaasi waxaa tababar ciidan loogu qaaday dalka Uganda oo muddo 1 sano ah, waxa uu ku bartay shuruucda ciidanka xooga dalka soomaliyeed iyo ilaalinta madaxda dalka (VIP protection course) markii tababarka u soo idlaaday isaga iyo dhalinyaro kale waxaa loo xilsaaray in ay tababaraan ciidan cusub oo dalka uganda loogeyey tabar waxuuna xiligaas qaadaney casharo kale oo dheeraad ah.

    Sanadkii 2009kii waxaa loo qaaday tababar layli sarkaal oo dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Suudaan, Sanadkii 2010-kii ayuu dalka dib ugu soo laabtay isagoo xidigle ah waxaa loo furay siminaar 45 cesho ah kaa soo uu ku qaatay dugsiga haama-dhowr ee magaalada muqdisho.

    Isla xiligaas saraakiil uu kamid yahay waxaa loo magcaabay taliyayaal, waxa uu noqday taliyaha horin 2 aad, ee ciidanka ilaala madaxtooyada muddo ka dibna waxa uu noqday Abaandule urur inta uu ka tirsanaa guutada 2aad.

    Sanadihii 2010-2011-2012 waxa uu ka mid ahaa saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka soomaliyeed ee ka qeyb qaatay xoreynta Gobolka Banaadir iyo Gobolada Sh/dhexe iyo Sh/hoose, waxa uuna ku muteystay in la guddoonsiiyo abaal marino.

    Sanadkii 2013-kii waxaa tababar ciidan loogu diray Dalka Turkiga muddo hal sano ah kaasoo uu ku qaatay taqaquska ciidanka lugta iyo luqadaha markii uu dalka dib ugu soo laabtay waxa loo dalacsiiyay Darajada Dhamme muddo ka dibna waxaa loo dalacsiiyay Darajada Gaashaanle oo uu ku helay abaalmarin ku saabsan howlaha ciidanka.

    Sanadkii 2014-kii waxa uu waxbarasho u aaday Dalka Turkiga gaar ahaan Kulliyada Dagaalka (Turkish amry war collage) waxa uu dalka dib ugu soo laabtay Sanadkii 2016-kii waxaana loo magcaabay Taliyaha Horinta 1-aad ee Ururka 60-aad ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada.

    Sanadkii 2018 waxaa loo magcaabay Taliyaha Ururka 60-aad ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya waxaana loo dalacsiiyay darajada Gaashaale Dhexe.

    16-08-2018 waxaa loo magacabay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed waxaana loo dalacsiiyay Darajada Sareeya Guuto.

    W/Q : Wariye Mohamed Ali Sabriye

    Abaanduulaha cusub Ciidamada xoogga dalka Odowaa Yuusuf Raage SNA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & Sawirro
    Next Article No rivalry among stakeholders in Somalia: Turkey

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo