Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»AKHRISO: Taariikhda Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado & Sida Alshabaab u bedeleen

    AKHRISO: Taariikhda Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado & Sida Alshabaab u bedeleen

    July 27, 2016Updated:July 27, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay taariikhda xildhibaankii hore ee is-miidaamiyaha noqday,

    iskuna qarxiyay magaalada Muqdisho shalay, waxaana taariikhdaasi ka muuqda sida Alshabaab u bedeleen Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado).

    Xarakada ayaa qortay in Saalax Badbaado uu ka qalin jebiyay machadka culuumta sharciga ee Cabdalla Cazaam ee Alshabaab ay maamulkaasi, waxayna taariikhdaasi soo koobeysaa markii uu ka baxay  Baarlamaankii KMG ahaa sanadkii 2010 ilaa 2016 oo uu is qarxiyay.


    HOOS KA AKHRISO TAARIIKHDA XILDHIBAANKA IS QARXIYAY SIDA AY ALSHABAAB U DHIGTAY

    Saalax Nuux Ismaaciil oo ku magacdheer (Saalax Bad-baado) islamarkaana ah Aabe 57 jir ah, oo soo maray maraaxil kala duwan oo taariikhi ah ayaa ka mid ahaa halyeeyadii fuliyey weerarkii lagu qaaday Xerada Xalane, kaas oo uu Allaah ka soo bad-baadiyey kufriga iyo ridada, ka dibna tusay wadada Jihaadka iyo Istish-haadka ilaa ugu dambeyntii uu noloshiisa ku soo gabagabeeyey halkaas.

    Saalax wuxuu ku dhashay degmada lagu magacaabo Gar-Adag oo ka tirsan gobolka Sanaag sanadkii 1960-kii. Wuxuu waxbarashadiisa hoose iyo dhexe ku soo qaatay degmooyinka Shiikh iyo Ceerigaabo, ugu dambeyntiina Dugsiga sare kaga soo baxay magaalada Hargeysa ee Xarunta gobolka Waqooyi-Galbeed.

    Wuxuu ahaa xildhibaan hore balse wuxuu falka gaalnimo ee uu ku dhacay ka towbadkeenay sanadkii 2010 xilligaas oo uu meel fagaare ah ka cadeeyey in uu ka soo baxay gaalnimadii uu ku dhacay.

    Xilligaas wixii ka dambeeyey Saalax waxaa lagu soo dhaweeyey wilaayaatka Islaamiga, Waxaana gacmaha u furay Mujaahidiinta, Isagoona Nasiib u yeeshay in uu isaga kala gudbno wilaayaatka Islaamiga iyo furimaha dagaalka, kana qeybgalo dowraadka, Xalaqaadka iyo kulamada wadatashiga ah ilaa ugu dambeyntii uu noqday nin fahmay sidoo kalena bartay macaanida diinta Islaamka iyo micnaha dhabta ah ee Al-Walaa wal-baraa.

    Wuxuu ku soo waxbartay oo uu ka soo qalin jabiyey machadka culuumta sharciga ee Cabdalla Cazaam, halkaas oo uu ku xareysnaa muddo hal sano ah, Wuxuuna sidoo kale la soo shaqeeyey Makaatib kala duwan oo uu ka mid yahay Maktabka Dacwada, Maktabka Tacliinta, Maktabka Ashbaalka, iyo Maktabka Istish-haadiyiinta oo uu hadda ka tirsanaa ka hor inta uusan howlgalkan fulin Allaha ka aqbalee.


    Wadani.com

    Alshabaab Saalax Badbaado Taariikhda Saalax Badbaado Top Xildhibaan is qarxiyay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Xildhibaan isu bedelay is-miidaamiye oo isku qarxiyay Magaalada Muqdisho
    Next Article Maxaa Beledweyne ku dhex maray Yuusuf Dabageed & Axmed Macalin Fiqi..? [Qoraal uu faafiyay Axmed Fiqi]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo