Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Wasaaradaha Dastuurka Dowladda & Maamul Goboleedyada

    AKHRISO: War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Wasaaradaha Dastuurka Dowladda & Maamul Goboleedyada

    June 30, 2018Updated:June 30, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii ee Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo ka dhacay magaalada Muqdisho 29-30 Juun 2018 ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan dib u eegista Dastuurka.

    QODOBADA KA SOO BAXAY SHIRKA WAXAY KALA AHAAYEEN

    Wadaxaajood iyo falanqayn dheer kadib, madashu waxay isku raacday qodobadan soo socda:-

    1) Madashu waxay uga mahadcelineysaa Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo martigelisay shirka shanaad ee madasha.

    2) Madashu waxa ay soo dhaweeysay horumaradii laga gaaray Geedi-socodka Dib-u-Eegista Dastuurka ee seddexdii bilood ee la soo dhaafay sida qabsoomidii Shirweynihii Qaran ee Dastuurka, tababarka tababarayaasha ee Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha, iyo heshiisyadii Golaha Amniga Qaranka ay ku gaareen magaalada Baydhabo 5tii Juun 2018ka.

    3) Madashu waxa ay garwaaqsatay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee 13-16 Maajo 2018 ee ka dhacay magaalada Baydhabo kuwaasoo ku aadanaa hawlgelinta xubnaha Dowlad Goboleedyada u soo magacaabeen Gudigga La-Socodka Dib-u-eegista Dastuurka Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dasturka.

    4) Madashu waxaay tallaabo horumar leh ku tilmaamtay hirgelinta Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka ee ka dhacaya caasimadaha Dowlad Goboleedyada.

    5) Madashu waxay isku raacday daadejinta Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha illaa heer gobol, degmo iyo tuulo, iyadoo ay hogaaminayaan Wasaaradaha Dastuurka ee Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

    6) Madashu waxay ku heshiisay in si wadajir ah dhaqaale loogu raadiyo ololaha daadejinta Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha si muwaadin kasta oo Soomaali ah (heer gobol, degmo iyo tuulo)fursad ugu helo ka qaybqaadashada Dib-u-Eegista Dastuurka.

    7) Madashu waxey isla garatay in Hay’adaha Federaalka ee u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ay xaliyaan tabashada Jubbaland.

    8) Madashu waxay isla garatay in kulanka lixaad ee madasha la qabto Sibteembar 2018ka.

    9) Madashu ugu dambayn waxay u mahadcelinaysaa Beesha Caalamka, Hay’adaha Caalamiga iyo Hay’adaha Soomaaliyeed ee Maxaliga ah taageeradoodaku aadan hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo dhameystirkiisa.

    Dastuurka Muqdisho Top Wasaaradda Dastuurka xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Gaarigii lagu Qarxiyey Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose & Burburka soo gaaray
    Next Article Xildhibaan Fiqi: “Goormaa afhayeenkii Villa Soomaaliya loo magacaabay Jamaaludiin Mustafe -safiirka Itoobiya-?”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo