Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa war ka soo saaray dhameystirka Doorashooyinka dalka.
Qoraalka Guddiga ayaa lagu sheegay in kadib dhaarintii xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ay sii wadi doonaan dhameystirka kuraasta harsan ee labada aqal ee Baarlamaanka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA