Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: War-saxaafadeedka lagu diiday Muddo kororsiga ee Galmudug iyo Hirshabelle oo dhammeystiran

    AKHRISO: War-saxaafadeedka lagu diiday Muddo kororsiga ee Galmudug iyo Hirshabelle oo dhammeystiran

    April 27, 2021Updated:April 27, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxda Dawlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ee Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya.

    markii ay tixgaliyeen marxaladda adag ee uu dalku marayo.

    Markii ay wadatashiyo qotto dheer layeesheen Bulshada qaybaheeda kala duwan.

    Markii ay garawsadeen qataraha dhinacyada badan ee uu dalku wajahayo.

    Markii ay arkeen ismariwaaga siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha doorashooyinka dalka iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah lahelo.

    Markii ay arkeen xaaladaha amnidarro ee kusoo kordhay caasimadda Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay iyo sida ay usii fidayaan.

    Markii ay garawsadeen in aanay macquul ahayn in lasii fiirsado xaaladaha isa soo taraya ee aan farxad galinaynin shacabka Soomaaliyeed.

    Markii ay garwaaqsadeen baahida loo qabo qaadashada go’aamo badbaadinkara mustaqbalka Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.

    Waxay soo saareen War murtiyeedkaan.

    1- Waxaan ka xunnahay dhacdooyinkii ka dhacay Caasimadda Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ka tacsiyaynaynaa Dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay dhacdooyinkaas.

    2- Dhacdooyinkaas waxaan u aragnaa in ay nasiib-darro ku yihiin hanaanka Dawlad-dhiska Soomaaliya, si gaar ah shacabka ku nool caasimadda Muqdisho oo aan mudnayn in dib loo xusuusiyo waqtiyadii adkaa ee ay soo mareen.

    3- Waxaan isla qaadanay in ay dalka si deg deg ah uga dhacdo doorasho meeshana laga saaro nuuckasta oo ah muddo kordhin ah.

    4- Waa in doorashada lagu galaa heshiiskii 17-kii september 2020, maadaama uu yahay kan kaliya ee lagu heshiiyay.

    5- Waa in la joojiyaa meeshana laga saaraa waxkasta oo caqabad ku noqonkara ama horay ugu noqday hirgalinta heshiiskii 17-kii september.

    6- Waxaan ugu baaqaynaa Madaxda Dawlad-goboleedyada kale ee dalka in ay ka qaataan kaalinta uga aadan sidii loo fulinlahaa heshiiskii 17-kii September.

    7- Madaxda DFS, waxaan ka codsanaynaa in ay si dhaqso ah uqaadaan dhamaan talaabooyinka lagama maarmaanka u ah fulinta heshiiskii 17- september si dalku u aado doorashadii lagu heshiiyay.

    8- Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan dhinacyada ay khuseeyaan arrimaha taagan ee Soomaaliya in ay ka fogaadaan wax kasta oo keenikara kala fogaansho iyo xasiloonidarro taas badalkeedana la muujiyo qalbiwanaag iyo masuuliyad

    9- Waxaan usoo jeedinaynaa Qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida in ay ka fogaadaan waxkasta oo keenikara amnidarro kuna ekaadaan waajibaadka qaran ee Dastuurku ucayimay isla markaana aanay ku milmin arrimaha Siyaasadda.

    10- Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in ay meel uga soo wada jeestaan cidkasta oo khatar ku ah amniga iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.

    11- Beesha Calaamka waxaan uga mahadcelinaynaa taageerada joogtada ah ee lagarabtaaganyihiin Soomaaliya, waxaanan ku dhiirigalinaynaa in ay sii wadaan dadaalkooda.

    DHAMAAD

    Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo maanta bixiyey kumanaan dollar oo madax furasho  ah - SHABAKADDA WARBAAHINTA GEESGUUD | SHABAKADDA WARBAAHINTA GEESGUUD
    Doorasho Galmudug Hirshabelle Muddo kororsi Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGalmudug iyo Hirshabelle oo ka hor yimid Muddo kororsiga Farmaajo (Akhriso: War-saxaafadeed Xasaasi ah)
    Next Article Ra’iisal Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in Doorasho la aadayo (War-saxaafeed lama filaan ah)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo