Mushaarka Ciidamada Imaaraadku Tababareen ee Muqdisho ayaa ah mid heerkiisu sareeyo oo aanay bixin karin dowladda Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso warbixinta
Miliratiga ay Imaaraadka tababareen guud ahaan 980 askari, Dablaha waxuu qaataa $300, 2 Alifle $380, 3 Alifle $420 halka taliyaha hurinta uu qaato $450.
Comandos ay tababareen guud ahaan 328 askari, Dablaha wuxuu qaataa $470, 2 Alifle $520, 3 Alifle $570 iyo taliyaha gurinta oo qaata $620.
Ciidamada Gaarka ah(Special Force) ay tababareen guud ahaan waa 62 askari, Dablaha waa uu helaa $670, 2 Alifle $740, 3 Alifle 830 iyo taliyaha hurinta oo qaata $950.
Goobjoog News