Guddigan Baarlamaanka Soomaaliya u saaray arrinta Sarkaalkii ONLF oo Soomaaliya u gudbisay Itoobiya ee C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa warbixintooda u gudbiyay Golaha shacabka oo maanta u codeeyay go’aanadii warbixinta ku qoranaa.
Dhiibistii Qalbi dhagax ayay warbixintu ku sheegtay mid khalad iyo sharci darro ahayd, iyadoo arrintaasi ay dusha u saartay NISA iyo taliyihii hore ee Hay’adda C/llaahi Sanbaloolshe.
Warbixinta Guddiga oo Baarlamaanka uu ku ansixiyay codad dhan 150, waxayna guddiga ku qaadatay in ka badan 2 Bilood inay ku diyaariyaan.
HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN
[pdf-embedder url=”https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/11/KIISKA-QALBI-DHAGAX.pdf” title=”KIISKA QALBI-DHAGAX”]