Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta labada gobol ee Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.
Wareegtada Wasiir Odowaa waxaa lagu magacaabay 14 xubnood oo noqonaya guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobol, waxaana lagu cadeeyay in awood qeybsiga aanay ku saleynaan doonin guddigan.
WAREEGTADA HOOS KA AKHRISO