Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»AKHRISO: Xildhibaan Xiddig oo soo diray Farriin Qiiro iyo Naxdin wadata [Talo uu siiyay Farmaajo]

    AKHRISO: Xildhibaan Xiddig oo soo diray Farriin Qiiro iyo Naxdin wadata [Talo uu siiyay Farmaajo]

    September 14, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida xubnaha Baarlamaanka Federaalka ayaa farriin qiiro iyo naxdin isugu jirta u diray dadka Soomaaliyeed.

    Xildhibaanka ayaa ka deyriyay xaaladda dalku ku socdo, wuxuuna madaxweyne Farmaajo ugu baaqay, inuu uga tago halkii uu ugu yimid talada intii uu taariikh mugdi ah gelin lahaa Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO FARRIINTA XILDHIBAANKA

    Asc, waxan jecleystay inaan shacabka somaliyed gudaha iyo dibada la wadaago arintan.
    Jiritaanka Somali weyn waxay ku jirtaa khatar, waad Aragteen Madaxweynihi, waad Aragteen Golihii wasiirada, waad aragteen Aqalki sare , Shaleyna waxad goobjoog u ahaydeen Golihi shacabka.Shacabka somaliyeed waxan ugu baaqayaa inay Dadka iyo Dalka Badbaadiyaan.

    Waxan idin sheegayaa Ajendaha shalay midka ku xiga waa in la bedelo Calanka iyo khariidada Soomaaliyed. Somaliyey waxan qabaa cabsi ah in 95% Golaha wasiiradu ogolan doono bedelida calanka kadibna ay xoolaha qaranka ku bixin doonaan sidi golayasha kale u ansixin lahayen.

    Waad aragteen Baddeena waxa muran geliyay warqad yar oo laba wasir kala saxiixatay, oo weliba baarlamanki xiliga jiray uu si cad u diiday oo weliba xukumadi xiligaa jirtay xilkii looga qaaday.

    Waxan usoo jeedinayaa shacabka soomaaliyeed inay hurdada ka toosaan dadkooda iyo dalkoodana ilaashadan kulana xisaabtamaan cid kasta masuuliyada ay hayso.

    Madaxweyne farmaajo waxan leeyahay:
    Somaliya marba meel ayey tabarteedu joogtay xili ay gumeysi ku jirtay xili ay inta maqan raadineysay, xili ay burbur ku jirtay iyo hada oo la filayay inay madaxa kor u qaado.

    Dhamaan dowladihii xiligii ku meel gaarka waxay ka fogaadeen in la taabto daayee in laga hadlo ama su,aal la geliyo somalinimada iyo dhulkooda. madaxweyne farmaajo Hadaadan soomaali wax ku kordhineynin bilaa caleeg bi kuli ixtiraam kaga tag halki aad ugu timid oo ahayd Somali nimo, is jacayl iyo Midnimo. Hana horseedin taariikh mugdi ah.

    Golaha Shacabka iyo Aqalka sare waxan leeyahay shacabku inagu ina doortay , inta kalena inagaa dooranay oo ansixinay war halaga daayo meesha lagu wado, war halaga daayo meesha lagu wado, war halaga daayo meesha lagu wado.

    Intaas aan idinku ekeeyo koley qaar badan oo qabyaaladi ka buuxdo way so caytami lakin keena wadaniga iyo keena cid kale u shaqeeya ilaahay ayaa so qaban, wakhtiguna wu fashili shacabkuna waa markhaati. Kalo garo sir iyo caad.

    Xiddig

    Baarlamaanka C/rashiid Xiddig Qalbi dhagax Xildhibaan Xiddig
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDabley toogasho khaarijin ah ka fulisay Magaalada Muqisho
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyre oo iska xaadiriyay Carwada Bandhigga Buugaagta ee Muqidsho [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo