Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Garowe & Beelaha ay ka soo jeedaan

    AKHRISO: Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Garowe & Beelaha ay ka soo jeedaan

    November 13, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Garowe maanta lagu doortay lix xildhibaan oo ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

    Magacyada 6da Xubnood ee maanta ku guulaystay kuraasta Aqalka Hoose waxay kala yihiin:

    1. Siciid Xuseen Ciid
    2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
    3. Burhaan Aadan Cumar
    4. Jaabir Maxamed Cabdi
    5. Siciido Maxamed Xasan
    6. Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe

    Waxaa kuraasta loogu tartamay looguna kala guuleystay sida soo socota:

    1. Kursiga Kowaad ee Beesha Carab Saalax , Waxaa ku guulaystay Siciid Xuseen Ciid oo helay 48 cod, Halka Musharixii la tartamayey Maxamuud Rooble Maxamed uu isna helay 1cod, waxaana xumaaday hal cod.

    2. Kursiga kowaad ee Beesha Laylkase ,waxaa ku guulaystay Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi oo helay 32 cod.

    3. Kursiga kowaad ee Beesha Awrtable , Waxaa ku guulaystay Burhaan Aaden Cumar oo helay 51cod, halka Mowliid Maxamed Siciid helay waxba (0).

    4. Kursiga labaad ee Beesha Awrtable , Waxaa ku guulaystay Jaabir Maxamed Cabdi oo helay 32cod, Dr Ali Nuur Xuseen Ducaale Wuxu helay 19cod, halka Cabdikariim Axmed Maxamed uu helay waxba (0).

    5. Kursiga labaad ee Beesha Laylkase , Waxaa ku guulaysatay Siciido Maxamed Xasan oo heshay 43cod , Xaawo Cabdulaahi Maxamed Waxay heshay 8cod, Halka Shamsho Faarax Daahir heshay waxba (0).

    6. Kursiga Sadexaad ee Beesha Awrtable, Waxaa ku guulaysatay Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe oo heshay 31cod,  Luujiyo Yuusuf Xaraare heshay 19 cod. Ergadu waxay ahayd 51xubnood,  hal cod ayaa xumaaday.

    Wadani.com

    Aqalka hoose Doorashada 2016 Garowe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo Magdhow ka dalbaday dowladda Mareykanka (Dhageyso)
    Next Article DEGDEG: Shirkii labaad ee Gaalkacyo oo lagu magacaabay Guddi ka kooban labada dhinac

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo