Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Xubno ka mida shaqaalaha Dowladda oo weli ku jira Guddiyada Doorashada iyo Faragelin Farmaajo…

    Akhriso: Xubno ka mida shaqaalaha Dowladda oo weli ku jira Guddiyada Doorashada iyo Faragelin Farmaajo…

    June 16, 2021Updated:June 19, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo baxday faragelin ay la kulmeen Guddiga Wasiirada ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray kala shaandheynta xubnaha Guddiyada Doorashada ee cabashada laga keenay oo sababtay inay weli Guddiyada ku jiraan xubno ka mida shaqaalaha dowladda.

    Guddigan oo uu madax u yahay Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Carab oo saaxiib dhow la ah Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inay faragelin uga timid Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Agaasimaha NISA, kadibna ay u hoggaansameen inay guddiga ku sii hayaan xubno ka mida shaqaalaha dowladda.

    Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa maanta shaaciyey inuu weli guddiga Doorashada Somaliland ku jiro Khadar Xariir Xuseen oo Farmaajo doonayo inuu noqdo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland.

    Khadar xariir wuxuu ka tirsan yahay Mas’uuliyiinta Sare ee Hay;adda Qaxootiga Qaranka, isagoo markii hore ka mid ahaa shaqaalaha Madaxtooyada, balse loo wareejiyay Hay’adda Qaxootiga markii ay madax ka noqotay agaasimihii hore ee Madaxtooyda Aamina Siciid Cali.

    Xubinta kale waxaa lagu magaaabaa Yoonis Xasan Alifow wuxuu ka mid yahay Guddiga Doorashada Hirshabellem isagoo ahaa guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxootiga Qaranka, waxaana labadan xubnood dacwad kasoo gudbiyey Midowga musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi.

    – Guddiga Shaqaalaha Qaranka oo Digniin kasoo saaray Shaqaalaha Rayidka ee xilalka loo magacaabay

    Guddoomiye ku-xigeenka hey’adda qaxootiga oo ah, waxaa hey’adda laga shaqaaleysiiyey 23/10/2019-kii, Waxayna Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ay ku heleen inuu labo mushaar ka kala qaadan jiray, Villa Somalia ah iyo Hay’adda Qaxootiga ah. (Akhriso Warkan)

    Ilaa hadda labadan xubnood ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyey Guddiga kala saarista xubnaha cabashada laga keenay ay ku fashilmeen inay ka saaraan Gurriyada Doorashada, kadib markii ay culeys kala kulmeen Madaxtooyada oo dooneysa inay xubnahan ku sii jiraan guddiga.

    Guddiga Shaqaalaha Qaranka oo Digniin kasoo saaray Shaqaalaha Rayidka ee xilalka loo magacaabay
    Doorashada Farmaajo Guddiga Doorashada Hay'adda Qaxootiga Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiyaasiyiinta Waqooyi oo Farmaajo ku eedeeyay inuu farageliyey Guddiyada Doorashada Somaliland
    Next Article Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo shaaciyey Maamul Goboleedka ay u xayiran yihiin Guddiyada Doorashada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo