Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Alshabaab oo 281 Weerar & 103 Dilal Khaarijin ah fulisay Muddo 6 Bilood ah 2020 (Warbixin)

    Alshabaab oo 281 Weerar & 103 Dilal Khaarijin ah fulisay Muddo 6 Bilood ah 2020 (Warbixin)

    July 17, 2020Updated:July 18, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2020 Koonfurta Soomaaliya ka fulisay 384 weerar oo ay ku jiraan 103 dilal khaarijin ahaa, sida lagu sheegay Warbixinta Ammaanka Lix Biloodlaha ah ee Machadka Hiraal Institute.

    Warbixinta ayaa lagu sheegay in Alshabaab ay lumisay saddexdii bilood ee ugu danbeeyay awoodeedii inay fuliso weerarro ay la socdaan Gawaari ay qaraxyo ka buuxaan. balse ay adeegsaday weerarrada xadidan ee lagu qaado xarumaha ciidamada ama ay disho madax iyaga khatar ku ah.

    Jan-June 2020Nooca Weerarka
    Dilalka khaairijinta ah103
    Qaraxyada IED82
    Qaraxyada S/VBIED8
    Weerarrrada tooska ah131
    Weerarro Bam-gacmeed24
    Weerar Hoobiye36
    Weerarrada guud384
    Xigasho: Hiraal Institute

    Nuxurka warbixinta

    Sanadka 2020 waxey ku bilaabatay iyadoo Al-Shabaab difaac la gelinayo balse weerarkeeda uu weli firfircoonyahay. Kooxda waxaa la soo derisay weeraro joogto ah oo ay Xulufadu ku qaadayeen goobaha baadiyaha ah oo ay ku xoogan tahay.

    Saddexdi bil ee sanadka ugu horreeyay, kooxdu waxey lumisay waddooyinki ugu muhiimsanaa oo ay caasimadda ku soo geli
    jirtay oo misna ku qaadi jirtay canshuuraha ay ka qaado caasimadda. Inkastoo ay u suuragashay in ay sii waddo weeraradeeda dhanka magaalooyinka ah, waxey lumisay saddexdi bil ee u dambeeyay awooddeedi hore ee ku aadaneyd in ay fuliso weeraro ay la socdaan Gawaari Qarax laga soo buuxiyay (GQ). Intaasi waxaa dheer in ay u isticmaashay weerarada xaddidan ee GQ u suuragalay in ay ku weerarto xarumo militari ama ay isku daydo in ay ku disho madax iyada khatar ku ah. Tani waxey caddeeyneysaa in ay AS weli leedahay awood ay ku fuliso GQ balse ay la’dahay fursad iyo bartilmaameed ku habboon.

    HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA OO DHAMMESTIRAN
    Alshabaab HIRAAL Hiraal Institute
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGacan-ku-dhiigle Dad ku laayey magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda Dhuusamareb iyo Axmed Madoobe oo laga sugayo Cadaado

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo