Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa soo saartay Video soconaya muddo 17 daqiiqo weerar kooxdaasi ku qaaday kolonyo ciidamo Kenyaati ah oo marayay Lamu, Kenya.
Waxaa ka muuqda filimka maleeshiyada oo gudaha u galaya deegaan lagu magacaabo Mangai oo ka mid ah deegaanada gobolka Lamu.
Waxay mid ka mid ah Masaajidka ku yaalla deegaanka Lamu, Intaas ka dib, Video-ga wuxuu soo bandhigayaa ciidamada oo ku sii socda dagaal lagu qaadayo kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ka kooban ilaa dhowr gaari.
DHINACA SARE KA DAAWO
Wadani.com