Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Alshabaab oo Bayaan kasoo saartay Weerarkii Xalane iyo Tirada Ajnabiga ay ku dileen

    Alshabaab oo Bayaan kasoo saartay Weerarkii Xalane iyo Tirada Ajnabiga ay ku dileen

    March 24, 2022Updated:March 25, 20221 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa caawa bayaan kasoo saartey weerarradii ay shalay iyo xalay ka fulisay Xalane magaalada Muqdisho iyo Lama-galaay magaalada Beledweyne.

    Bayaanka oo ku qornaa luqadaha Soomaaliga iyo Ingiriiska ayaa lagu faahfaahiyey qasaaraha ka dhashay labada weerar, waxayna Alshabaab sheegatay in 23-kii Maarso 2022, xubno ka tirsan guutada is-miidaamiyeyaasha Xarakada Al-Shabaab ay weerar xoog-ku-gal ah ku qaaden xerada Xalane ee Muqdisho.

    “Weerarkan halyeynimo ayaa u hirgalay sidii loo qorsheeyay, wuxuuna sababay dhimashada afar ka mid ah saraakiisha reer galbeedka iyo 13 kamid ah ciidamada Afrikaanta ee loo yaqaano AMISOM. Weerarkan waxaa sidoo kale ka dhashay dhaawaca 15 kamid ah ciidamada Afrikaanta iyo burbur hantiyadeed oo xooggan” ayaa lagu yiri Bayaanka Alshabaab.

    Alshabaab waxay kaloo sheegatay in dagaalyahanadeeda ay dab qabadsiiyeen qaybo kamid ah xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin geyiga Soomaaliyeed.

    Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa qirtay in weerarkii shalay ee Xerada Afisyoone lagu dilay dad Ajnabi ah oo gaaraya 5 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan AMISOM.

    Dhinac kale Alshabaab waxay Bayaankooda ku caddeeyen in weerar laba qarax ay ku beegsaden xerada Lama-Galaay ee ku taalla magaalada Beledweyne, halkaasina ay ku dileen ilaa 47 qof, kuna dhaawaceen in ka badan 90 kale.

    Alshabab Doorashada Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Guudlaawe: “Musiibo ayaa ka dhacday Beledweyne, 48 Qof ayaa ku dhintay..”
    Next Article Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xasan Sheekh iyo C/raxman C/shakuur oo looga digay Dilal Qorsheysan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo