Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Alshabaab oo Bayaan yaab leh kasoo saaray Weerarkii Hotel Afrik. “13 sano ayaan Jen. Galaal ku raad joognay..”

    Alshabaab oo Bayaan yaab leh kasoo saaray Weerarkii Hotel Afrik. “13 sano ayaan Jen. Galaal ku raad joognay..”

    February 1, 2021Updated:February 9, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa bayaan gaar ah kasoo saaray weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegay in bartilmaameedkooda ugu weyn uu ahaa Jen. Maxamed Nuur Galaal.

    “Mid kamid kamid xubnaha ugu muhiimsan ee lagu dilay hawlgalkaas waa Jeneraal Maxamad Nuur Galaal, kaas oo ahaa bartilmaameedka koowaad ee hawlgalka.Galaal ayaa muddo dheer waxaa uu ahaa nin u heellan loona soo carbiyay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka, waxaa uu aqoontiisa iyo khibradiisa dhanka sirdoonka ciidamada ah u adeegsan jiray inuu kula dagaalamo Mujaahidiinta. Waxaa uu ku lug lahaa hagardaamooyin dhawr ah oo ay gaaladu ku dileen rag Mujaahidiin ah. Waxaa raggaas kamid ahaa Macalim Aadan Xaashi Cayrow kaasoo lagu dilay duqeyn ay Maraykanku ka geysteen Magaalada Dhuusamareeb bishii May 2008” ayaa lagu yiri bayaanka Alshabaab kasoo baxay.

    Waxay ku eedeeyeen Marxuum Jeneraal Galaal inuu ku lug lahaa abaabulka dagaallo ka dhan ah Alshabaab, isagoo uu kaalin lixaad leh ka qaatay abaabulka maleeshiyaad ay xabashida Itoobiya (Ahlu suna) ku dhistay kuna hubaysay gobollada dhexe, wuxuu dadaal xooggan ku bixiyay yagleelidda waxa loogu yeero maamulka Galmudug.

    Alshabaab waxay bayaankooda ku caddeeyeen inay muddo 13 sano ah ku raadjoogeen, ugu dambayntiina ugu dheceen qolkii uu ku dhuumaalaysanayay ee xarunta uu ka deganaa Magaalada Muqdisho.

    Alshabab waxay sheegteen inay weerarka ku dileen 23 qof, ayna ku dhawaceen 40 kale. halka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaalka lagu dilay 9 qof oo ay ku jiraan 4 ka mida maleeshiyada Alshabaab iyo dhaawaca 10 kale.

    Alshabaab Bayaanka Alsahbaab ee Jen. Galaal Hotel Afrik Jen. Galaal Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShaqaaqo ka dhacday xuduudka Beledxaawo ee Somaliya iyo Kenya iyo Wararkii ugu danbeeyay..
    Next Article Digniin cusub oo laga bixiyay Qaraxyo iyo weerarro Alshabaab ka fuliso magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo