Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Alshabaab oo Fagaare ku gowracday Nin lagu eedeeyay Basaasnimo iyo Afar kale oo la toogtay.

    Alshabaab oo Fagaare ku gowracday Nin lagu eedeeyay Basaasnimo iyo Afar kale oo la toogtay.

    March 8, 2021Updated:October 17, 20222 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab fageaare ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/Dhexe ku dishay shan nin oo ay kusoo eedeysan inay basaasiin u ahaayeen dowlado shisheeye iyo dowladda Federaalka.

    Maxkamadda Alshabaab ayaa xukun di ah ku riday Raggan oo lagu eedeeyay inay jawaasiis u ahaayeen sirdoonnada dowladaha shisheeye, iyadoo midka mida raggaasi lagu gowracay goob fagaare ah markii lagu sheegay inuu madax ka ahaa kooxdan basaasiinta ah, horena u dilay xubin ka tirsan Alshabaab, qofna uu gowracay.

    Ragga la toogtay ama la gowracay waxay kala yihiin:

    1- Maxamed Soomow Ibraahim (Booroow) 20 sano jir oo la sheegay inuu madax u ahaa kooxda lagu eedeeyay basaasimada oo u shaqeynayey Sirdoonka Somaliya oo lagu qabtay Bu’aale, waxaa lagu eedeeyay inuu qof dil gowrac ah ugu geystay Bu’aale, waxaa kaloo lagu eedeeyay inuu dilay xubin ka tirsanaa Al Shabaab. Ninkan ayaa gowrac lagu dilay.

    2- Maxamed Cusmaan Maxamuud (Maxamed Deeq) oo 16 sano jir ah ayaa ka mid ahaa dadkii la toogtay markii la sheegay inuu qirtay Basaasnimada lagu eedeeyay iyo inuu la shaqeynayey BS-ta uuna shaqaaleysiiyey Boorow.

    3- Ismaaciil Saciid Kabiir oo 49 sano jir ah ayey Alshabab ku toogtay Bu’aale, iyadoo lagu eedeeyay inuu shaqaalaysiiyey madaxa kooxda Maxamed Soomow.

    4- Maxamed Axmed Aadam oo 42 sano jir ahaa ayaa isna Alshabaab toogasho ku fulisay, markii lagu eedeyay inuu u shaqeynayey sirdoonka Dowladda Federaalka, balse aanu shaqo gelin.

    5- C/qaadir Xasan Cali oo 22 sano jir ah ayaa isna la toogtay, markii la sheegay inuu qirtay inuu hagay duqeyn loo geystay guryo ku yaalla Bu’aale, kuna xirnaa CIA-da Mareykanka.

    Alshabaab ayaa dhowaan magaalada Jilib ku dishay shan nin oo kale oo lagu eedeeyay basaasnimo, waxayna maxkamadaha Alshabaab xukunnadooda ku saleeyaan qirasho loo cuskado denbiyada loo heysto dadka la dilayo.

    Alshabaab Bu'aale Dil Toogasho Alshabab Xukun Gowrac
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo Qoraal aan hore loo arag u diray Dowladaha iyo Ururrada saameynta ku leh Somaliya
    Next Article XOG: Shirkii Wadatashiga oo lagu qabanayo Afisyoone iyo Farmaajo oo lagu cadaadiyay Shuruudihii…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo