Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Alshabaab oo isku jeestay iyo dagaal ka dhex qarxay oo ka socda Jubadda Dhexe

    Alshabaab oo isku jeestay iyo dagaal ka dhex qarxay oo ka socda Jubadda Dhexe

    November 11, 2015Updated:December 17, 20151 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxo iska soo horjeeda oo Al-Shabaab ah ayaa la sheegay inuu maanta isku dhac ku dhex maray deegaan u dhow magaalada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe.

    Iskudhaca ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Raamo oo 30km dhinaca bari ka xigta magaalada Saako kadib markii maleeshiyada Al-Shabab ay weerareen meel ay isku urursanayeen maleeshiyo ka tisran Al-Shabaab oo la sheegay inay taabacsan yihiin ururka Daacish.

    Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay dagaalka ku dhinteen ugu yaraan 9 ka tirsan dhinacyada dagaalamay, siddeed kalena ay ku dhaawacmeen.

    Hadal uu jeediyey toddobaakdii hore ayaa af-hayeenka Al-Shabab Cali Maxamuud Dheere waxa uu uga digay dad uu sheegay inay kala qaybinayaan ururka in “Gacmaha laga qaban doono”.

    Si toos ah uma uusan magacaabin ururka Daacish, hase yeeshe Cali Dheere waxa uu sheegay in xarakadu tahay maamulka keliya ee islaamiga ah ee sharciga ah ee ka jira Soomaaliya iyo Geeska Afrika, sida uu hadalka u dhigay.

    Toddobaadkii hore ayaa ururka Daacish ay baahiyeen cajalad muuqaal ah oo muujinaysa maleeshiyo hore uga tirsanayd ururka Al-Shabab oo ku sugnayd buuraha Calmadaw ee Puntland oo sheegay inay taageersan yihiin ururka Daacish.

    VOA

    Alshabab Daacish
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShariif Xasan oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Sh/Hoose, Guddoomiye cusubna magacaabay
    Next Article DHAGEYSO: Dood kulul oo xildhibaanada Baarlamaanka ka yeesheen dhul-balaarsiga Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo