Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Alshabaab oo looga shakiyey Daacishnimo oo Qaar la dilay, kuwana la xirxiray [Horjooge Masaari ah oo la toogtay]

    Alshabaab oo looga shakiyey Daacishnimo oo Qaar la dilay, kuwana la xirxiray [Horjooge Masaari ah oo la toogtay]

    November 13, 2018Updated:November 13, 20182 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab dagaal ku dhex maray degmad Jilib, kadib markii ay koox ka mida ay damceen inay xiraan xubno lagu tuhunsan yahay inay hoggaanka sare mucaarad ku yihiin.

    Warar kale ayaa sheegay in koox oo isugu jirta saraakiil caddaan ah kuwo Soomaali ah iyo maleeshiyo looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, taasoo keentay in amar lagu bixiyo in lasoo xiro, laakiin iska hor imaadkii ugu horeeyay ayaa dhex maray labada dhinac.

    Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerartay masaajid ku yaalla degmada Jilib, waxaana la sheegay in mid ka mid ah maleeshiyada ajaanibta ee ka tirsan Al-Shabaab uu diiday inuu is dhiibo, isagoo Bam gacmeed lasoo baxay, taasoo keenay inay toogteen maleeshiyada Al-Shabaab. Ninka la toogtay ayaa magaciisa lagu sheegay Abu Anas Al-Misri, wuxuuna kasoo jeedaa Masar.

    Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in la xiray in ku dhow 100 xubnood oo isugu jira xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab iyo ganacsato iyo xubno kale oo lagu tuhmay nay qorsheynayeen inay ku biiraan ururka Daacish.

    Xubnaha la xiray ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Macallin Daauud oo la sheegay inuu horey u ahaan jiray madaxa dacwada ee Gobolka Gedo. Waxaa kaloo ka mid ah mid ka mid ah weriyayaasha u shaqeeya ururka Al-Shabaab.

    Al-Shabaab ayaa la sheegay inay ilaa shalay xubno kale ka qabqabteen Saakow, Buula Fuulaay iyo Kuunya Barrow. Ururka Daacish ee Soomaaliya ayaa xubnaha ka tirsan ay ka go’een Al-Shabaab sannadkii 2015-ka, waxaana ururka Al-Shabaab ay dileen xubnaha lagu tuhunsanaa inay ka tirsan Daacish.

    Alshabab Daacish Horjooge Jilib Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBannaanbax looga horjeedo Nin ay toogasho ku xukuntay Puntland oo ka dhacay Gaalkacyo [Sawirro]
    Next Article Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo jawaab Culus kasoo saartay War been ah oo laga faafiyey [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo