Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»AlShabaab oo qabsatay Gaari ciidamada Kenya u siday Saanad Milateri [Sidee ula wareegtay?]

    AlShabaab oo qabsatay Gaari ciidamada Kenya u siday Saanad Milateri [Sidee ula wareegtay?]

    October 13, 20172 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa xalay la wareegay gaari xamuul ahaa oo saad iyo sahayba u siday Ciidanka Militariga Kenya, ee qaybta ka ah Xoogaga Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika.
    Kolonyo ay wateen Ciidanka Kenya oo shalay ka yimid dhinaca xuduuda Kenya, kuna wajahnaa Deegaanka Buusaar, oo 40km u jira Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa uu Gelinkii danbe ee Shalay roob xoogan uu ku hakiyay Deegaanka Budada, oo 5km u jira Ceelwaaq.

    Waxa Ciidanka Kenya wadada ku xanibay, ayaa waxaa lagu sheegay, iyadoo laba ka mid ah kolonyadooda oo saad iyo sahayba waday, ay dhex fariisteen wadada, taasoo keentay in ciidankii ilaalinayay ay iyaguna halkaasi kula nagaadaan.

    Wararka ayaa waxay intaa ku darayan in Xalay ay weerar ku soo qaadeen dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab, iyagoona goobtaasi ka jiitay mid ka mid ah gaadiidkaasi. Ciidanka Kenya waxaa la soo sheegaya in ay awoodi kari waayeen in gaariga ay ka difaacdaan Shabaabka.

    Ilo wareedyo, ayaa sheegaya in gaarigaasi uu waday dareys ciidan, rasaas, raashiin iyo weliba dawo, waxaana la hadalhaya in Shabaabku ay ula dhaqaaqeen dhinaca wadada aadda Fax-faaxdhuun.

    Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo magaciisa ka gaabsaday, ayaa sheegay in roob mahiigan uu shalay Galab ilaa Xalay ka da’ayay Deegaanka Budada, isla-markaana ay taasi Shabaabka ka caawisay inay Ciidanka Kenya ka fara maroojiyaan gaarigaasi.

    Shabaabka oo dagaal adag kula jira Ciidanka Kenya, ayaa si joogto ahi ugu weerara deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRasaas lagu furay baabuur Aroos galbineysay iyo ninkii arooska ahaa oo lagu dhaawacay [Warbixin]
    Next Article Mareykanka iyo Yuhuudda oo ka baxay xubinnimadii Hay’adda UNESCO [Akhriso Sababta]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo