Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Alshabaab oo Saacado gudahood xukun Toogasho degdeg ah ku fulisay 11 Qof (Akhriso Magacyada)

    Alshabaab oo Saacado gudahood xukun Toogasho degdeg ah ku fulisay 11 Qof (Akhriso Magacyada)

    June 28, 2021Updated:June 29, 20212 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa muddo saacado gudahood ah xukunno Dil Toogasho ah ku fulisay 11 qof oo lagu soo eedeeyay basaasnimo, waxayna toogashadaasi ka dhacday Gobolka J/Dhexe.

    Toogashada hore waxay shalay galab ka dhacday degmada Saakow ee Gobolka J/Dhexe, waxaana lagu dilay lix qof oo mid ka mida ay haweeney ahayd, iyagoo dhammaantooda lagu eedeeyay basaasnimo iyo inay qeyb ka ahaayeen duqeymo ka dhacay Kuunya-barrow.

    Maanta waxay Alshabaab toogasho ku fulisay 5 ruux oo lagu soo eedeeyay inay ahaayeen Jawaasiis u shaqeeya Mareykanka iyo Ingiriiska, waxaana lagu toogtay degmada Jilib. Arrintan ayaa ka danbeysay markii degaanada Puntland lagu toogtay 21 xubnood oo lagu helay inay ka tirsanaayeen Alshabaab (Ka akhriso halkan).

    Magacyada Xubnaha lagu toogtay degmada Jilib:

    1- C/raxmaan Axmed Maxamed (Warsame) 35 sano jir, lagu eedeeyay inuu Basaas u ahaa Sirdoonka Ingiriiska ee MI5 iyo inuu ahaa mulxid aan diin lahayn. (Wuxuu ku biiray Alshabaab)

    2- Sacad Muuse Xaaji Daahir oo 45 sano jir ah, lagu eedeeyay inuu la shaqeeyay FBI-da Mareykanka -Gudaha USA-, kadibna loo soo diray Soomaaliya.

    3- Cabdow Mad Abow, waa 47 sano jir ah oo lagu eedeeyay inuu u shaqeyneyay sirdoonka Mareykanka oo uu fuliyey duqeymo ka dhacay Kuunyo-Barrow.

    4- Cabdulle Cumar Maxamuud (Fargeeto) oo 35 sano jir ah, waxaa lagu eedeeyay inuu la shaqeeyay sirdoonka Mareykanka, qeybka ahaa duqeymo ka dhaca Sh/Hoose.

    5- C/qaadir Caddaan Xasan waa 49 sano jir, waxaa lagu eedeeyay inuu la shaqeeyay sirdoonka Mareykanka, xogna ka gudbiyey Alshabaab.

    Magacyada xubnaha lagu toogatay Saakow:

    6- Cumar C/qaadir Hiiraale oo da’diisu tahay 36 jir, kuna eedeysan duqeymo ka dhacay Kuunyo Barrow.

    7- Cabdi Xasan Axmed oo 29 sano jir ah, laguna eedeeyey duqeymo ka dhacay Kuunya Barrow.

    8- Fartuun Cumar Abkow (Fartuun Farto) oo 36 sano jir, waxaa lagu eedeeyay inay ka ahayd duqeymo ka dhacay Kuunya Barrow.

    9- Ibraahim Cumar Cali oo 55 sano jir ah, oo lagu eedeeyay inuu kamid dabagalka ku hayay Oday Bile oo lagu duqeeyey Kuunya Barrow, isagoo gudbiyay numberka Sheekh Ismaaciil.

    10- Saadaam Cusmaan Maxamed Nuur 21 sano jir lagu soo eedeeay inuu basaas u ahaa Mareykanka, qeybna ka qaatay duqeyn ka dhacday Kunya barrow

    11- Aweys Xasan Xaaji Maxamed (Yaaw) 36 sano jir, lagu soo eedeeyay inuu macluumaadka Alshabaab u gudbin jiray Sirdoonka Mareykanka, waxaa kaloo lagu eedeeyay inuu ahaa Sixiroole.

    Alshabab Dil Jilib Toogasho Alshabab Top Xukun toogasho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJabhadda Tigray oo dib u qabsatay Caasimadooda iyo Dabaaldegyo ka socda magaalada Makelle
    Next Article Faarax Macallin oo fuleynimo ku tilmaamay tallaabadii uu Farmaajo kusoo celiyey xiriirkii Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo