Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Alshabaab oo shaacisay cidda ay la beegsatay Qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

    Alshabaab oo shaacisay cidda ay la beegsatay Qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

    September 25, 2021Updated:September 25, 20211 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa Warka soo saartay qaraxa is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo shaacisay cidda ay qaraxa ku beegsatay.

    Warka kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in qaraxa uu fuliyey is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab, isla markaana lagu beegsaday Gaadiid ay la socdeen mas’uuliyiin ku socotay Madaxtooyada Soomaaliya oo marayey Isgoyska Ceelgaab.

    Sida ay baahiyeen warbaahinta Alshabaab ayaa soo xigatay War kasoo baxay Al Shabaab oo lagu sheegay in weerar naf hurnimo lagu beegsaday gaadiid ay mas’uuliyiin la socdeen oo kusii jeeday madaxtooyada Soomaaliya.

    “Mujaahidiinta ayaa camaliyad is-miidaamin ah ku beegsaday koontaroolka ugu weyn ee laga galo madaxtooyada, xilligii uu weerarku dhacayay ayay goobta ku sugnaayeen mas’uuliyiin iyo saraakiil ” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al-shabaab.

    Qaraxa ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo isugu jira ciidamo iyo shacab goobta ku sugnaa. Tirada dhimashada ayaa garata 8 qof, halka dhaawaca uu ku dhow yahay 20 kale.

    Inta la ogyahay waxaa qaraxa ku dhimatay Hibaaq Abuukar Xasan mas’uul ka tirsaneyd xukuumadda federaalka oo ahayd la-taliyaha Ra’iisal wasaaraha ee arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Insaanka.

    Faahfaahinta: Halkan ka akhriso

    Muqdisho Qarax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday Bar laga ilaaliyo Madaxtooyada iyo Qasaare badan…
    Next Article Haweeney ka tirsaneyd xafiiska Ra’iisal wasaaraha, Hooyo iyo Caruurteeda ah oo ku dhintay Qaraxii maanta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo