Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Alshabaab oo shaacisay inay Qarax is-miidaamin ku beegsatay Ciidamo Somali iyo Ajnabi ah (War ka duwan…)

    Alshabaab oo shaacisay inay Qarax is-miidaamin ku beegsatay Ciidamo Somali iyo Ajnabi ah (War ka duwan…)

    March 15, 2021Updated:March 15, 20211 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa shaacisay inay saka qarax is-miidaamin ah ku qaaday ciidamo isugu jira Somalia iyo ajnabi oo dhaqdhaqaaq ka waday degaanka TooraToorow ee Gobolka Sh/Hoose.

    Warbaahinta Alshabaab ayaa sheegta inuu qasaare weyn ka dhashay weerarka Is-miidaamita ahaa markii Gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu kaxaynayay is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab lagu dhuftay goob uu gaadiid dagaal u yaallay ciidamadaasoo xalay saqdii dhexe ka baxay saldhigga Balidoogle.

    Warka Alshabaab oo ka horjeeda war ay isla maanta soo saareen ciidamada dowladda ayaa sidoo kale lagu sheegay in lagu burburiyey laba Gaari oo ay wateen ciidamada dowladda iyo kuwa ajnabiga ah oo ay watay diyaaradaha Drone-ka.

    Talika ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ayaa maanta iska sheegay in ciidamda Danab ay gubteen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, iyadoo uu ku dhintay qofkii Gaariga waday naftii-halige.

    Ma jirto cid xaqiijisay sheegashada Alshabaab, iyadoo dhinaca ciidamada dowladda ay soo bandhigeen oo kaliya qarax meel ka fog ka muuqda.

    Alshabaab Qarax Tooratoorow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya iyo Q/Midoobay oo War kasoo saaray Tallaalka Covid-19 ee Dalka la keenay (Akhriso)
    Next Article Wadadii Burburkaa Muuqata (Maxaa dhici kara, haddii Beesha Caalamku ay dhinacyada xal ka weyso? -Qormo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo