Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca keligeed is wada ah oo ay ku dhacday degaanada ay ka taliso ee Jubbooyinka.
Warbaahinta Al-shabaab ayaa baahisay diyaarad Drone ah oo ku dhacday Deegaanka Qudus oo 45 KM dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen diyaarad Drone ah tasoo kusoo dhacday deegaanka Qudus oo ka tirsan gobolka gobolka Jubadda Hoose.
Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in ay diyaarada ay ka furteen Kaamirooyin Casri ah oo ku xirnaa diyaardaasi.
DAAWO SAWIRRO