Kooxda Alshabaab qeybta u qaabulsan Warbaahida ee Al-kataa’ib ayaa baahisay filim Muuqaal ah ay ka diyaarisay Is-miidaamiye Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado oo 26 July 2016 isku qarxiyay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Video-ga oo soconaya muddo 15 daqiiqo waxyar ka badan waxaa ka dhex muuqda Saalax Bad baado oo jeedinaya dardaaarankiisii ugu dambeeyay intii aanu is qarxin.


![Alshabaab oo soo saartay Video laga diyaariyay Is-miidaamintii Saalax Badbaado [VIDEO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/Saalax-Badbaado.jpg)