Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Alshabaab oo War lama filaan ah kasoo saaray Wiil dhalinyarro ah oo ay ku dishay Muqdisho

    Alshabaab oo War lama filaan ah kasoo saaray Wiil dhalinyarro ah oo ay ku dishay Muqdisho

    August 16, 2020Updated:August 16, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay wiil dhalinyaro ah ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, iyagoo goobta ka baxsaday.

    Dilka Feysal Maxamed Xuseen ayaa ka dhacay gudaha Farmashiye uu ku lahaa Xaafadda KPP, waxaana wiilka la dilay dhalay dhaqtar laga yaqaan degaankaasi oo caruurta daweeye, kaasoo lagu magacaabo Dr. Maxamed Xuseen, mana cadda sababta loo beegsaday.

    War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay dilka wiilka dhalinyarrada ah ee Feysal, waxayna sheegeen inuu ka tirsana saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka, iyagoo sidaasi u beegsaday. Dadka yaqaan wiilkan ayaa xaqiijiyey inaysan waxba ka jirin sheegashada Alshabaab wiilkaasina uu aabihii la shaqeyn jiray.

    Alshabaab ayaa sheegtay in raggii geystay dilka Marxuum Feysal Maxamed ay si nabadgelyo ah uga baxsadeen goobta. Alshabaab ayaa dad badan oo aan shaqo ku lahayn dowladda Soomaaliya khaarijin ku dilay iyadoo kadib sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa NISA.

    Ma jiro wax War ah oo kasoo baxay Hay’adaha Amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir.

    HOOS KA AKHRISO WARARKII UGU DANBEEYAY WEERARKA LAGU QAADYA HOTELKA ELITE EE MAGAALADA MUQDISHO

    1- DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

    2- FAAHFAAHIN: Hotel Caan ah oo la weerarray & dabley Alshabaab ah oo gudaha u gashay

    3- Milkiilaha Hotelka Elite iyo Dad la badbaadiyey, Meydad laga soo saaray iyo wararkii ugu danbeeyay..

    DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
    FAAHFAAHIN: Hotel Caan ah oo la weerarray & dabley Alshabaab ah oo gudaha u gashay
    https://wadani.com/milkiilaha-hotelka-elite-iyo-dad-la-badbaadiyey-meydad-laga-soo-saaray-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay/
    Milkiilaha Hotelka Elite iyo Dad la badbaadiyey, Meydad laga soo saaray iyo wararkii ugu danbeeyay..

    Alshabab Dil
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Caawa ku sugan Dhusamareb (Deni & Axmed Madoobe oo…)
    Next Article Mooshin laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle & Fariimo kulul oo la is dhaafsaday…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo