Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Alshabaab oo Weerar culus ku qaaday Degaanka Caato iyo wararkii ugu danbeeyay…

    Alshabaab oo Weerar culus ku qaaday Degaanka Caato iyo wararkii ugu danbeeyay…

    July 29, 2022Updated:July 29, 20221 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Alshabaab weerar cusub saaka ku qaaday degaanka Caato ee Gobolka Bakool oo u dhow xuduudka Itoobiya.

    Weerarkan ayaa yimid iyadoo Maleeshiyo badan oo Alshabaab ka mida ay isku urursadeen duleedka magaalada Caato, halkaaso oo ay booqdeen maalmihii ugu danbeeyay madax ka tirsan Alshabaab, waxaana dagaalka saaka qarxay kasoo baxay warar kala duwan.

    Saraakiisha dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegay in ciidamada Liyuu Boolis ay ka hortageen weerarka Alshabaab, ayna dib u riixeen, iyadoo la gaarsiiyey qasaare xoog leh, balse aanay faahfaahin.

    Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegatay in weerarka ay saaka aroortii ku qaaday Caato ay cagta ku marisay saldhigii ciidanka ee Liyu Booliska, isla markaana ay qasaare weyn gaarsiisay ciidamadii ku sugnaa halkaasi.

    Warbaahinta Alshabaab ayaa sheegtay in dagaalka saaka uu ku bilowday hubka culus, isagoo socday muddo 2 saac ka badan, isla markaana gebi ahaan ay Alshabaab la wareegeeny saldhigii ciidamada Liyuu boolis ee deegaanka Caato.

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka cusub ee ka dhacay Caato ayaa sheegaya inuu dhaliyey qasaare badan oo labada dhinac ah, waxaana hadda soo baxaya wararkii ugu horeeyay oo madax bannaan.

    Bakool Liyuu Boolis Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Ciidamada AFRICOM oo Digniin Culus iyo Xog ka bixiyey Qorshaha Alshabab ee Itoobiya
    Next Article Alshabaab maalmo gudahood khaarijisay Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Maamulka K/Galbeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo