Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Alshabaab oo Weerarro ka fuliyay Jubbaland, K/Galbeed iyo Hirshabeelle (Warbixin)

    Alshabaab oo Weerarro ka fuliyay Jubbaland, K/Galbeed iyo Hirshabeelle (Warbixin)

    February 11, 2023Updated:February 12, 20232 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa maanta weerarro is barbar socda ka fuliyey magaalooyin ka tirsan saddexda maamul Goboleed ee Jubbaland, K/Galbeed iyo Hirshabeelle, iyadoo maalin ka hor qasaare badan lagu gaarsiiyey weerar ciidamada dowladda ku qaadeen degaan ka tirsan Galmudug.

    Alshabaab ayaa sheegatay in maleeshiyo ka tirsan ay saaka aroortii hore weerar culus kula kalaheen degaanka Sabiid iyo Canoole ee duleedka degmada Afgooye Sh/hoose, iyagoo sheegtay inay weerark ku fureen Gaadiid waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oo is-miidaamiyeyaal wadeen, isla markaana ay la wareegeen tuulada Sabiid.

    Dhinaca kale War kasoo baxay Dowladda Federalka ayaa lagu sheegay in ilaa 18 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ah lagu dilay, tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ay ka sameeyeen degaanka Sabiid ee gobalka Shabeellaha Hoose.

    Weerarka ayaa lagu beegsaday Gaari nuuca loo DAINA iyo Geedo hoostooda, kadib maleeshiyaadkii Ashabaab ee Saaka aroortii weerarka ku qaada Xero ciidamada Qaranka ay ku leeyihiin degaanka Sabiid, iyadoo lagu dilay dhammaan maleeshiyaadkii saarnaa Gaariga la beegsaday iyo kuwii ku jiray dhulka keynta.

    Dhinaca kale Alshabaab ayaa sakaa weerar kale ku qaadya xero ciidan oo ku taalla degmada Afmadow ee Gobolka J/Hoose, waxaana guulo ka sheegtay ciidamada Jubbaland; Halka Alshabaab ay sheegteen inay la gaari oo is-miidaamin ah ku weerarreen ciidamada la diyaarinayey, qasaare lixaad lehna ay gaarsiiyeen.

    Weerar kale ayaa isla maanta ka dhacay degaanka CeelBacad ee Gobolka Sh/dhexe, Hirshabeelle, halkaas oo dagaal culus iyo weerar toos ah uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada Alshabaab.

    Dagaalka Ceelbacad oo Taliska ciidamada dowladda aanu faahfaahin ka bixin ayaa la sheegay in lagu dilay Taliye Ilyaas Filfil, saraakiil iyo ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowladda.

    Alshabab Dagaal Qarax Top Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBooliska oo qabtay Burcad Dhac ka geysatay Muqdisho oo CCTV ay kashiftay
    Next Article Afhayeenkii Farmaajo oo isu sharxay Kursigii laga xayiray Fahad Yaasiin iyo Arrin uu caddeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo