Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Amiirka Alshabaab oo weerar ku qaaday Farmaajo. “Waa hogaamiye bilaash xeyte ah, kas-xumo iyo garaad la’aan..” [Akhriso]

    Amiirka Alshabaab oo weerar ku qaaday Farmaajo. “Waa hogaamiye bilaash xeyte ah, kas-xumo iyo garaad la’aan..” [Akhriso]

    May 20, 2018Updated:May 20, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Amiirka Alshabaab Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa farriin cusub  soo duubay bisha Ramadaan sida ay baahisay qeybta Warbaahinta Xarakada ee Mu’asasada Al-kataa’ib.

    Amiirka Alshabaab ayaafarriitii si weyn ugu weerarray dowladda Soomaaliya  ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaaj waxaana cinwaan looga dhigay “Waxaan u maleysaa inay mideysan yihiin, qalbiyadooduna waa kala jeedaan..” isgoo diirrada ku saaray xaaladda dalka iyo khilaafka siyaasadeed ee hareeyey dowladda Federaalka Soomaaliya.

    “Waxaa noo muuqda in dhowr boqol oo daneystayaal ah, sheegtana inay sharci dajiyeyaal yihiin ay masiirka Umadeena u gacan gelinayaan shisheeye, waa gole sheydaan dhisay oo inay la diriraan ku dhaqanka sharciga Allaah… Waa gole dalka u gacan gelinaya cadowgeena soo jireenka ah ee Itoobiya iyo Kenya. Waa golaha doortay hogaamiye bilaash xeyte ah, kasxumo iyo garaad la’aana ku caanbaxay, Kampala accrod-na ku garaadsaday”. ayuu Amiirka Alshabaab ku yiri Farriintiisa oo markii ugu horeysay uu si toos ah ugu weerarro madaxweyne Farmaajo.

    Wuxuu ka hadlay danaha dalalka Turkiga Iyo Imaaraadka ee Soomaaliya isagoo is weydiiyey waxa lagu kala doortay Jawaari iyo Mursal-ka Turkiga ee loo doortay Baarlamaanka?, Wuxuu kaloo is weydiiyay waxa lagu kala dooranayo Turkiga iyo Imaaraatka, oo uu sheegay in labadan dowladood ay dhibaatada ba’an ku haya dalkeena, kana hortaagan in Umaddan ay isku filnaansha gaarto.

    Turkiga ayuu sheegay inuu  qeyb ka yahay huwanta saliibiyada ah ee NATO, kuna takrifalo dhaqaalaha dalka, Isagoo yiri: “Wuxuu gacanta ku dhigay Dakada iyo Airport-ka, wuxuu dalka ka hirgeliyey saldhig military oo uu ku ilaalsanayo boobka dhaqaalaha dalkeena, waana saldhigga ugu weyn ee dalkiisa ka baxsan ee uu dunida ku leeyahay sida la ogyahay. Turkiga waa midka hadda Itoobiya ka taageeraya Mashruuca biya xireenka An-Nahda” .

    Imaaraadka ayuu sidoo kale Amiirka Alshabaab ku eedeeyay inay duullaanka ku soo qaaday Soomaaliya ujeedkeeduna yahay sidii ay gacanta ugu dhigi lahayd Dekadaha ka baxsan Muqdisho, Talisyo ciidanna ugu yeelan lahaa badda Cas

    Alshabab Amiirka Ashabaab Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Muuqaaladii ugu danbeeyay Wadooyinka magaalada Muqdisho & Waxyeellada Roobabkii ka da’ay
    Next Article Maxkamadda Rafcaanka Magaalada Hargeysa oo Xukun cusub maanta ku riday Boqor Cismaan Buur-madow

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo