Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Amiirka Alshabab oo Farriin Cod ah oo siyaasadeed soo saaray “Baddeena gorgortan kama galeyno, mana aqoonsanin ICJ”

    Amiirka Alshabab oo Farriin Cod ah oo siyaasadeed soo saaray “Baddeena gorgortan kama galeyno, mana aqoonsanin ICJ”

    September 19, 2019Updated:September 21, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Amiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) oo aan inta badan la maqlin ayaa soo saaray farriin cod ah oo siyaasadeed, taasoo uu uga hadlay xaaladda dalka iyo arrimo fara badan oo ku saabsan dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

    Fariintan oo ay baahiyeen warbaahinta Alshbab ayaa soconeysa muddo 20 daqiiqo ah, waxaana uu si weyn uga hadlay xaalada Soomaliya iyo dagaalka ay Alshabaab kula jirto dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo ciidamada Shisheeye, isagoo sheegay inuu sii xoogeystay dagaalka iyo halganka ay wadaan, ayna sii tabar dhigayaan dowlada Federalka iyo ciidamada taageera, ayna qarka u saaran tahay burbur sida uu yiri.

    Amiirka Alshabaab ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada, taasoo uu sheegay inay banaanka soo dhigtay saameynta ay dowladaha Kenya iyo Itoobiya ku leeyihiin siyaasadda iyo go’aanada Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka, wuxuuna madaxda maamul Goboleedyada iyo kuwa dowladda federaalka ku tilmaamay murtadiin aan xita siyaasadda u madax bannaaneyn.

    Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa ku faanay weeraradii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo xarunta maamulka gobolka Banaadir, wuxuuna bogaadiyey dadkii ka danbeeyay abaabulka.

    Mar uu soo hadal qaaday Muranka ay Kenya helisay xuduudka Badda Soomaaliya ayuu sheegay in Alshabaabaysan aqbali doonin wax waliba oo ka soo baxa maxkamada caalamiga ah, lana dagaalami doonaan Kenya ilaa inta laga soo dhicinayo dhulka Muslimiinta ee ay heysato.

    “Waxaan Umadeena muslimka ah ku wargelineynaa in Mujaahidiintu ka soo horjeedaan gaashaankana u daruurayaan go’aan kasta oo ka soo baxa maxkamad ku sheega caalamiga ah ee ku saabsan loolanka badda Soomaaliya ka taagan. Waxaan caalamka u sheegeynaa in Badaheenu ahayn kuwa gorgortan aan ka galeyno, martina ugama noqoneyno dowlado Shisheeye” ayuu yiri amiirka Alshabaab.

    Alshabaab Amiirka Alshabab Farriinta Abuu cubeyda ICJ Kenya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWaqti kale oo lagu kordhiyey Hakadka la geliyey Bixinta Baasaboorka & Xaruntii CID-da oo dib u habeyn lagu sameeyay
    Next Article Heshiis Nooc cusub ah oo dhex maray Shirkado Ceymis oo ka jira Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo