Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Amiiro iyo Maalqabeenno u xirnaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu sii daayay Lacag madax-furasho ah

    Amiiro iyo Maalqabeenno u xirnaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu sii daayay Lacag madax-furasho ah

    January 27, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida Amiirada iyo Maalqabeenka ugu qanisan uguna saameynta badnaa dalka Sucuudiga  ayaa la sii daayay Hotel ay xabsi ahaan ugu jireen, kaddib markii ay bixiyeen Dhaqaale ay isku furteen.

    Raggan ayaa lagu soo qabtay howlgal nadiifin ah oo ka dhan ah musuq maasuqa lana bilaabay Nofeembar 2017. Waxayna ka mid yihiin in ka badan 200 oo amiir, bilyaneerro iyo saraakiil lagu hayay hoteelka Ritz Carlton ee magaalada Riyaad, kaas oo lagu wado in dib loo furo 14-ka bisha Febraayo.

    Dhaxalsugaya Sacuudiga Mohamed Bin Salmaan ayaa rajeynaya in dhammaadka howlgalkan uu ka helo  dhaqaale dhan 100 Bilyan oo doolar oo si baad ah looga qaaday Amiirada iyo maalqabeenada la xiray.

    Dadkan awoodda badan ee la soo daayay ayaa waxaa ka mid ah Waalid Al-Ibraahim oo ah milkiilaha taleefishinka Carbeed ee MBC ee ah midkii ugu horreeyay ee si gaar ah loo leeyahay.

    Lama shaacin faafaahin dheeraad ah oo ku saabsan heshiiska kama dambeystii ay mas’uuliyiinta waddankaasi raggaasi ku sii daayeen. Balse waxaa jira warar sheegaya in ninkaasi lagu sii daayay saamiga uu ku leeyahay taleefishinka MBC, kaas oo ah midka weli ugu ballaaran shirkadaha warbaahinta ee ka jira Bariga Dhexe.

    Saddex qof oo kale oo caan ah ayaa sidoo kale ka mid ah ragga la sii daayay kaddib markii heshiis lala galay. Waxaa ka mid ah Khaalid Al-Tuwaijiri, kaas oo mar madax ka ahaa maxkamadda boqortooyada xilligii Boqor Cabdallah.

    Dadka weli aanan heshiiska gelin ee xabsiga loo taxaabi rabo waxaa ka mid ah ninka qaniga ah ee Alwaleed bin Talal kaas oo diiday in xoriyaddiisa uu ku iibsado inuu bixiyo lacago badan.

    Amir Mohamed Bin Salman Mohamed Bin Salman Sacuudiga Saudi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxbuus ku Eedeysnaa Shabaabnimo oo Qaab yaab leh loogu dhex dilay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
    Next Article Cali C/llaahi Cosoble & Sanbaloolshe oo tartankii ugu adkaa u gelaya Kursiga Baarlamaan ee Beeshooda [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo