Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AMISOM oo Baaritaankii ugu Cuslaa ah ka bilaabeysa Xalane iyo Xayiraad lagu rogay Dadka..

    AMISOM oo Baaritaankii ugu Cuslaa ah ka bilaabeysa Xalane iyo Xayiraad lagu rogay Dadka..

    March 31, 2022Updated:March 31, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    AMISOM ayaa ku dhawaaqday inay baaritaan guud oo culus ka sameyneyso Xerada Xalane iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo amnigiisa uu hoos tago.

    Qoraal kasoo baxay Howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu ogeysiiyey Hay’adaha dowladda, shirkadaha iyo dhammaan dadka kala duwan ee degan Xalane iyo kuwa ganacsiga ku leh in gebi ahaan Berri 1-da April 2022 la joojiyey wixii dhaqdhaaaq ahaa iyo shaqooyinkii, iyadoo garoonka loo ogolaanayo dadka dhoofaya oo kaliya.

    Qoraalka AMISOM ayaa lagu yiri: “AMISOM waxa ay baaritaan amni ku sameyn doontaa gudaha Xerada 01-da Abriil 2022. Si loo fuliyo baaritaanno amni oo aan kala go ‘lahayn, xerada waxay ahaan doontaa mid gebi ahaanba la xiri doono taariikhda kor ku xusan. Xirtaanka Xerada waxay keenaysaa joojinta dhammaan shaqada dhismaha iyo ganacsiga ee shaqaalaha caalamiga ah iyo kuwa Soomaalida labadaba (Marine, Movcon, aagga baabuurta lagu dhaqo iyo dukaamada jikada ee qaybta 1aad, iyo sidoo kale hirgelinta tillaabooyin ammaan oo dheeri ah oo la raacayo”.

    Shaqaalaha muhiimka ah waa la nadiifin doonaa oo la fududayn doonaa howshooda. Hawlaha garoonka iyo dadka safarka ah waxay loo fududeyn doonaa albaabka garoonka. Shaqadu waxay dib u bilaabmi doontaa 2-da Abriil 2022.

    Arrintan ayaa imaaneysa xaalado amni darro soo wajahay xerada Xalane iyo Garoonka Muqdisho wixii ka danbeeyay weerarkii Alshabaab ku gashay Gudaha Xalane 23-kii Maarso 2022, waxaana soo baxay arrimo shaki dhaliyay, kadib markii dhinaca Farmaajo ay diideen shir ay AMISOM iyo UN-ka ku dalbadeen in laga yeesho xaaladda garoonka iyo sida loo sugo amnigiisa.

    Berri 01 April 2022 waxaa bilaabanaya howlgalka ATMIS, waxaan caawa Saqda Dhexe kusooo dhammaanaya howlgalkii Midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo Golaha Amniga Q/Midooby uu maanta ansixiyey ATMIS.

    AMISOM Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHirshabeelle oo shaacisay Doorashada Laba kursi oo ku harsan Beledweyne (Yaa ku fadhiya?)
    Next Article Akhriso: Liiska Xildhibaannada Baarlamanka 11-aad oo la shaaciyey (Fahad Yasiin oo laga reebay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo