Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Aqalka Sare oo markii ugu horeysay ka qeyb galay Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka [Sidee ku dhacday?]

    Aqalka Sare oo markii ugu horeysay ka qeyb galay Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka [Sidee ku dhacday?]

    December 31, 2019Updated:December 31, 20191 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalinta ugu danbeysa sanadka wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020-ka, iyadoo Aqalka Sare uu ka qeyb galay markii ugu horeysay ansixinta Miisaaniyadda Dowladda.

    Arrintan ayaa ka danbeysay heshiis dhex maray guddoonka labada Aqal oo aanu qeyb ka ahayn Madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo ku saabsanaa wadashaqeyn sanadka ugu danbeeya ee xilka dowladda Federaalka, waxaana Aqalka sare la baal mariyey ansixinta miisaaniyadihii hore ee 2017, 2018 iyo 2019. [Akhriso]

    188 isugu jira xildhibaanno iyo senatooro ayaa meel mariyey ansixinta miisaaniyadda Sanadka 2020, waxaana diiday hal xildhibaan, iyadoo ay ka aamuseen laba kale. Miisaaniyadda ayaa ka timid Wasaaradda Maaliyadda, kadib markii ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.

    Ansixinta miisaaniyaddaan ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku soo beegmaysa  maalintii ugu danbaysay sanadka 2019, si sanadka  2020 oo berri ka bilaabanaya loogu shaqeeyo miisaaniyadda cusub.

    Ansixinta Miisaaniyadda ayaa noqon doonta tii u horeysay oo ay wadajir u ansixiyaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo la xusuusta in horay ay Miisaaniyadda ay ansixin jireen oo kaliya Golaha Shacabka.

    Miisaaniyadda sanadka 2020 ayaa gaareysa $459.5 Milyan, iyadoo aanay xukuumaddu weli xisaabxir ku sameyn miisaaniyadda 2019 ee hadda dhamaaday oo ku noqosho lagu sameeyay.

    Image may contain: 10 people, people smiling
    Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor
    Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
    Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor
    Image may contain: 13 people, people smiling, people sitting, table and indoor
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBannaanbaxayaal careysan oo ku qamaamay safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad (Sawirro & Wararkii ugu…)
    Next Article Dadweyne careysan oo galay safaaradda Mareykanka ee Baqdaad & Diblomaasiyiintii oo degdeg looga saaray [Trump oo ka hadlay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo