Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Aqoonyahan 5 farriin kusoo bandhigay sida Farmaajo ugu socdo xukun keli-talis ah iyo cidda ka hortaagan

    Aqoonyahan 5 farriin kusoo bandhigay sida Farmaajo ugu socdo xukun keli-talis ah iyo cidda ka hortaagan

    March 12, 2021Updated:March 13, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madixii hore ee Mac-hadka Heritage, kana mida aqoonyahannada Soomaalida ee arrimaha siyaasadda ka faallooda C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa shan farriimood kusoo bandhigay xaalada is mari waaga ee ka taagan dalka iyo sidaa Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu socdo xukun keli-talis ah.

    Farriintiisa koowaad: wuxuu C/rashiid Xaashi ku sheegay in dalka laga diiwaan geliyay 110 xisbi siyaasadeed, Soomaaliduna dooneyso dal xukunkiisu dimoqraadi yahay; laakiin khilaafka doorashada ka taagan iyo dib u dhaca doorasho toos ah ay ugu wacan tahay hal arrin oo ah in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu in si aan qarsoodi ahayn oo loo wada jeedo u qorsheystay inuuu xukunka dib ugu soo laabto.

    Farriin labaad: wuxuu ku sheegay in Farmaajo intii uu talada hayey uu maamulay saddex doorasho oo maamul Goboleed, dhammaantoodna uu musuqmaasuqay, arrintuna hadda ay taagan tahay in laga difaaco doorashadii Qaranka. Koonfur Galbeed wuxuu xiray mid ka mida musharixiintii, wuxuuna dalka ka ceyriyey Wakiilkii Q/Midoobay markii uu sheegay in wixii dhacay aanay sax ahayn.

    Farriinta saddexaad: C/rashiid Xaashi wuxuu ku soo qaatay in doorashooyinkii ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug ay ahaayeen kuwo lasii ogaa dadka kusoo baxaya oo shaqsiyaadkii uu watay Farmaajo aanay cidna la tartamin, taasoo ay ugu wacneyd qaabka loo maray ee loo maamulay. Sidaasina ay Puntland, Jubbaland iyo Mucaaradka ay si adag Soomaaliya uga hortaaagan yihiin Kelitalis, ayna mudan yihiin bogaadin.

    Farriinta Afaraad: wuxuu ku iftiimiyey sidii sharci darrada ahayd ee Maxamed C/llaahi Farmaajo xilalka uga qaaday ama ku riixay inay is casilaan Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Guddoomiyihii Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaarihii hore; iyo inuu Dal shisheeye u dhiibay muwaadin Soomaaliyeed; isla markaana uu magaaabay 5 taliye oo Ciidamada Milateriga ah, halka Madaxtooyada kaliya u bedelay Lix agaasime.

    Farriinta shanaad: wuxuu Mudane C/rashiid Xaashi kusoo gabagabeeyay in jiraan dad Soomaali ah oo qaab qabiil ama Wax-garadnimo ah ku taageerta Farmaajo oo ka dhigaya inuu yahay Geesi iyo qof laga gardaran yahay, wuxuuna kuwaasi ku tilmaamay inay la mid yihiin taageerayaashii jidbeysnaa ee Donald Trump.

    C/rashiid Xaashi Doorashada Farmaajo Keli-talis
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo wakiilka Midowga Afrika ka dalbaday inay ciidamada AMISOM sugaan Amniga Goobta…
    Next Article Boqorka Sacuudiga oo Shaqadii ka eryay Wasiirkii Xajka iyo Cumrada ee dalkaasi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo