Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Arday u dhintay Imtixaan dartiis markii uu iska tuuray taallada ugu dheer magaalada Qaahira [Daawo]

    Arday u dhintay Imtixaan dartiis markii uu iska tuuray taallada ugu dheer magaalada Qaahira [Daawo]

    June 14, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     

    Arday Masaari ah ayaa toddobaadkan ku dhaqaaqay arrin naxdin leh kadib markii uu iska tuuray taallada ugu dheer dalka Masar ee loo yaqaan Burj-Alqaahira ee caasimadda dalkaasi.

    Wiilkan oo 19 sano jir ahaa, magaciisana lagu sheegay Jarjis ayaa la sheegay inuu isu dilay kadib markii uu ku fashilmay waxbarashada oo uu xalin waayey maado ka mida kuwa dugsiga sare, isagoo ka baqay inuu ku xanaaqo aabihii oo doonayey inuu galo kuliyaddaha sare ee Jaamacadaha caanka ah ee dalka Masar.

    Wiilka is dilay ayaa iska tuuray taallada Burj -Alqaahira oo dhererkiisu gaarayo 187 mitir, kana kooban 16 dabaq. baaritaan ay sameayaan booliska Qaahira ayaa lagu ogaaday inuu wahadal dhex maray ciidamada amniga, isagoo u sheegay inuu aad uga xun yahay, kana niyad jabay imtixaan maado uu xalin waayey leyliyadeeda, isla markaana uu doonayo inuu hawo qaato, wuxuuna weydiiyay  sababta uu ciladeysan yahay Telescope taallada saarnaa, kadibna markii uu mashquuliyey uu si degdeg ah isaga tuuray halkaasi.

    Wiilkan oo arrintiisa si weyn looga hadal hayo dalka Masar ayaa ku dhibanaa maadada luqada English-ka, isagoo muddo sanad ah ku sugnaa xaalad nafsi ah oo isku buuq ah, wuxuuna sheegay aabihii inuusan ku ogeyn xaalad halis ah, balse uu u sheegay inuu imtixaanka aad uga cabsado siiba luqada English-ka.

    HOOS KA DAAWO

    https://vid.alarabiya.net/2018/06/11/suicide120618/suicide120618___suicide120618_video.webm
    Arday Dil Masar Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia oo u codeysay dalka Maroco inuu martigeliyo Koobka Adduunka [Akhriso Liiska dalalkii codeeyay]
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyre oo magaacaabay Guddi ka kooban 8 Wasiir & Laba xubnood [AKhriso Wareegtada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo