Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Arrimaha oo looga hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo Qodobka ugu weyn ee Miiska saaran

    Arrimaha oo looga hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo Qodobka ugu weyn ee Miiska saaran

    October 27, 2022Updated:October 27, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta Caasimadda Muqdisho ka furmaya shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda maamul Goboleedyada, kadib markii uu isugu yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Wararka ayaa sheegaya in shirkan looga hadlayo laba qodob oo xasaasi ah oo kala ah: Dagaalka Alshabaab oo ka socda Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, iyo sidii loogu baahan lahaa dalka oo dhan, isla markaana ay loo sameyn lahaa qorshe dagaal oo isku xiran iyo Arrinta Heshiiska Shidaalka oo dhowaan dowladda Xasan Sheekh la gashay Shirkadda Coastline Exploration oo si hoose looga doodayo qeybsiga lacagta laga helay saxiixa heshiiska oo gaareysa 7 Milyan oo Dollar.

    Shirka oo ah kii saddexaad ee Muqdisho ka dhacay intii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa guddoominaya Madaxweynaha, waxaana ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre, Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Yusuuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani).

    Waxaa Muqdisho ku sugan madaxda dowlad Goboleedyada, wuxuuna kusoo beegmay iyadoo weli ay hooseyso kalsoonida inta badan maamul Goboleedyada kala dhaxeysa dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Madaxweynaha Puntland oo maamulkiisa hore uga hor yimid heshiisyada Shidaalka ee ay gasho dowladda Federaalka ayaa markan u muuqda inuu ka aamusay, waxaana la sheegay inuu jiro wadahadal hoose oo uu kula jiro Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Madaxda maamul Goboleedyada oo xilligii ugu horeeyay ee madaxweyne Xasan Sheekh ku midoobay inay ka hor yimaadeen qaabka qeybsiga Lacagaha Soomaaliya ka heshay Bankiga adduunka ayaa mar kale ku heshiinaya qeybsiga 7-da Milyan ee laga helay heshiiska Shidaalka Shirkadda Mareykanka ee Coastline Exploration.

    Golaha Wadatashiga Qaran Madaxda maamul Goboleedyada Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Siyaasi caan ah u magacaabay La-taliyihiisa cusub ee arrimaha..
    Next Article Oday Alshabaab u qaabilsanaa ururinta Zakooyinka oo lagu qabtay Howlgal ka dhacay Sh/Dhexe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo