Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Askari Ugandes ah oo Muqdisho ku dilay 3 ka mida Askarta ATMIS ee jooga Somaliya

    Askari Ugandes ah oo Muqdisho ku dilay 3 ka mida Askarta ATMIS ee jooga Somaliya

    January 3, 2023Updated:January 3, 20231 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Afhayeenka ciidamada Uganda, Brig Gen Felix Kulayigye ayaa xaqiiijiyey in askari ka mida ciidamada Uganda uu toogasho ku dilay saddex askari oo ka mid ciidamada ATMIS ee jooga Soomaaliya.

    Kiiskan ayaa hadda la baarayaa sababta keentay iyo askartiga ka dambeeyay oo la xiray, kadib markii uu rasaas ku furay saddex askari oo la shaqeynayay, halkaasina ku dilay.

    Dhacdadan, ayaa shalay subaxnimadii Isniinta ka dhacday Xarunta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, oo ay xilligan ilaalinayaan Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, kana socda dalka Uganda.

    Afhayeenka ciidamada UPDF, Brig Gen Felix Kulayigye, ayaa Warbaahinta Uganda u sheegay in aan wali la aqoonsan heybta marxuumka iyo sababta keentay toogashada ku kaliftay, balse gacanta lagu dhigay, isla markaana la diyaariyay koox baaritaan ku sameeya falkan.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in askariga dilka geystay lagu magacaabo Simon Agaba, kaasoo dilay saaxiibadii kala ahaa: Lance Corporal Christopher Kigongo, Lance Corporal Lord Charles Mangwi iyo Private Charles Akatwongyera. 

    Toogashada ka dhex dhacda askarta Uganda ee ku sugan Somaliya ayaa marmar dhacda, Waxaan la xusuustaa in Bishii May ee sanadkii 2019 uu askari Ugandes ah toogasho ku dilay sarkaal taliye u ah, isagoo kadibna is dilay.

    Askariga dilka geystay oo la qabtay

    ATMIS Top Uganda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRW Xamsa oo magacaabay Gudi qabanaya Doorashada kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka
    Next Article Faahfaahin: Qaraxyo is-miidaamin ah oo Alshabaab ku qaaday Degmada Maxaas iyo Xildhiban Jacfar..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo