Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Askari Yuhuud ah oo la dilay & Israa’iil oo Weerarro Cirka ah ku qaaday Marinka Gaza

    Askari Yuhuud ah oo la dilay & Israa’iil oo Weerarro Cirka ah ku qaaday Marinka Gaza

    July 21, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Israa’iil ayaa billaawday duqeymo ay ku bartilmaameedsaneyso xerooyin ciidan oo ku yaalla marinka qaza, kaddib marki askari lagaga dilay rasaas laga soo riday xadka marinka Qaza.

    Ciidamada Israa’iil ayaa waxay sheegeen asakari inuu kaga dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas dhinaca Falastiin laga soo riday marki ay rabshadaha halkaasi ka soo cusboonaadeen. Saraakiisha ku sugan Qaza ayaa waxay sheegeen iney duqeymahaasi ay ku dhinteen 4 qof oo Falastiini ah, seddex ka mid ahna ay yihiin dabley ka tirsan ururka Xamaas.

    Ciidamada Israa’iil waxaa ay sheegeen iney duqeymahooda ku beegsadeen 15 goobood oo ay leeyihiin ciidamada Xamaas oo ku yaallo waqooyiga marinka qaza iyo 25 oo ku yaalla Koonfurta Khan Yunis duqeymahana weli waa ay socdaan.

    Dhacdadani ayaa waxay timid marki jimcaha ay Falastiniyiintu mudaharaadyadooda ay ka sameeynayeen xadka qaza iyo Israa’iil ay wadaagaan ay halkoodi ka sii wateen. Dableyda Falastiin ayaa waxay rasaas ku soo rideen ciidamada Israa’iil ee xadka ku sugnaa.

    Israa’iil toddobaadki hore Qaza waxay ka sameeysay duqeynti ugu weyneed oo ay ku beegsaneyday saldhigyada ururka Xamaas tani iyo marka uu dhammaaday Dagaalka Qaza ee 2014-ka.

    Falastiiniyiinta ayaa waxay xadka ay mdaharaadyo ka wadaa 17 Usbuuc. Saraakiisha sare ee caafimaadka ayaa waxay sheegeen tani iyo marka ay mudaharaadyada billaawdeen lagu dilay Falastiiniyiin ka badan 130, dad ka badan 15, 000 ay ku dhaawacmeen.

    Askariga Israa’iil ee Jimcaha lagu dilay xadka marinka Qaza waa kii ugu horreeyey oo in mudda ah ku dhinta rasaas la isweydaarsaday.

    Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa si weyn u cambaareeyey duqeymaha Israa’iil ay Qaza ka waddo ee aan u dhigmin dhibka aloo geystay.

    Ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan colaadda Falastiin iyo Israa’iil u dhaxeysa Nickolay Mladenov ayaa wuxuu dhinacyada ishaya uu ugu baaqay iney xaaladdu dejiyaan si dhiig kale uu u daadan. Isaga oo si gaar ah carrabka ugu dhuftay kooxaha falastiiniyiinta ee Islamic Jihad iyo Xamaas iney ka fiirsadaan tallaabbooyinka ay qaadeen waxa ka iman kara.

    Wasiirka gaashaandhigga Israa’iil Avigdor Lieberman wuxuu ka digay haddii ay joojin waayaan xamaas gantaallada ay ku soo gamayaan Israa’iil ay israa’iilna ku qasbanaaneyso iney jawaab adag ka bixiso.

    Falastine Gaza Israel
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre oo faahfaahin ka bixiyey Fursadaha Soomaaliya ee Suuqa Dhaqaalaha COMESA
    Next Article Faahfaahin: Qarax Gaari lagu xiray oo dhimasho iyo dhaawac ka dhaliyey Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo