Dhaawacyadii askartii lagu dhaawacay duqeyntii Mareykanku ka geystay bariga gobolka Mudug ayaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho.
Dhaawacyadan oo ka tirsanaa askarta Galmudug ayaa diyaarad loo diray ka qaaday Garoonka Gaalkacyo ee Koonfurta Muqdisho. Arrintan waxaa ka shaqeeyay dowladda Federaalka oo dhaawacyada ku daweyneysa Isbitaalada Muqdisho.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com