Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»ATMIS (Ex. AMISOM) oo caddeysay Mowqifkeeda Dhaarinta Xildhibaannada iyo Amniga Xalane

    ATMIS (Ex. AMISOM) oo caddeysay Mowqifkeeda Dhaarinta Xildhibaannada iyo Amniga Xalane

    April 11, 2022Updated:April 11, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya, ATMIS, ayaa cadden ka bixiyey qoraal uu soo saaray ku taariikhaysan 8-da Abriil 2022, kaasoo ku saabsanaa xiritaanka guud ee Xerada Xalane ee 10-16-ka Abriil 2022.

    “Howgalka xannibaadda waa tallaabo joogto ah oo taxaddar leh oo hawlgalku sameynaey tan iyo markii la aasaasay 2007 si looga hortago isku dayada argaggixisada si ay u jebiyaan amniga Xerada Saldhigga waqtiyada khatarta amniga ee soo socota, xilliyada ciidaha iyo ama hawlaha kale ee muhiimada sare leh ee dawladda” ayaa lagu yiri qoraalka ATMIS.

    Xayiraadii ugu ayey AMISOM ka sameysay xerada iyo Saldhigga Xalane 17-kii Diseembar 2021 illaa 8-dii Janaayo 2022 , xilligaas oo ahayd xaalad amni oo ku saabsan ciid Gaaleedka.

    “Xayiraadda Xalane ee bilaabatay maanta ilaa 16-ka April 2022, ayaan sinnaba loogu talagelin in lagu carqaladeeyo, laguna qasbo in dib loo dhigo, ama lagu farageliyo habsami u socodka xafladda dhaarinta Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka cusub ama hawlo kale oo doorasho ama xukuumad. ka shaqeeya Xerada Saldhigga” ayaa ka mid ahaa qoraalka ATMIS.

    Ujeedka kaliya ee laga leeyahay howlgalka xayiraadda socodka iyo baarista ayaa ah in la fududeeyo howlgallada loogu talagalay in lagu xaqiijiyo in Xerada Saldhiggu ay ahaato meel ammaan ah, oo wanaagsan inta lagu guda jiro xilligaan xasaasiga ah ee doorashada, oo ay ka mid yihiin dhaarinta, dabbaaldegga maalinta 62-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dhammaan bisha Ramadaan.

    ATMIS ayaa caddeysay inay si wada jir ah ula shaqeyneysaa Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si loo xaqiijiyo in dhameystirka hannaanka doorashada lagu gaaro jawi wanaagsan oo ka caaggan rabshado.

    ATMIS oo qeyb ka ah howlaha loo igmaday oo ay ka mid yihiin sugidda amniga doorashada iyo sugidda amniga xerada Xalane, Villa Soomaaliya iyo kaabayaasha kale ee muhiimka ah ee Soomaaliya, ATMIS waxa ay weli ka go’an tahay in ay si wada jir ah ula shaqeyso wasaaradaha iyo hay’adaha muhiimka ah ee DFS si loo sugo ammaanka goobaha doorashada iyo musharixiinta.

    ATMIS Doorashada Top Xalane
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga FEIT oo bilaabay Diyaarinta Xafladda Dhaarinta iyo Rooble oo ku adkeystay..
    Next Article Axmed Madoobe oo kashifay Qorshaha uu diiday ee kala Qeybsiga Xildhibaannada Gedo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo