Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Axmed Macalin Fiqi oo baaq u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya

    Axmed Macalin Fiqi oo baaq u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya

    September 19, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed Axmed Macallin Fiqi, isla markaana ahaa musharixiintii ugu danbeeyay ee jagada madaxweyne ee maamulka Galmudug looga adkaaday  ayaa ka hadlay mooshinka madaxweynaha Soomaaliya laga keenay isagoo sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya aanu wax badan ka qaban howshii loo igmaday.

    fiqi-2

    Axmed Fiqi oo dhowaan noqday Xisbiga Daljir wuxuu sheegay in dhinacyada mooshinnada iska soo horjeeda keenay oo ka wada tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay yihiin kuwa dhaawacaya dalka, loona baahnaa in wax walba sharciga la waafajiyo.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayuu ugu baaqay inuu  fasaxo mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha, wuxuuna ku taliyay in mooshinka loo gudbiyo maxkamadda sare.

    Wuxuu sheegay inaysan xisbiyadooda aqbali doonin waqti kororsi ay sameyso dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh. Taasi haddii ay dhacdo ayuu ka digay inuu dhici doono wax uu ugu yeeray kacdoon shacab.

    Axmed Fiqi oo wareysi siiyay idaacadda Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaan hadalkiisa la maqlin kadib markii looga guuleystay tartankii doorashada madaxweynaha Galmudug. Waxaana hadaladiisu ku soo beegmeen iyadoo mooshinka wadahadal laga furay.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Axmed Macalin Faqi Mooshinka Madaxeynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye caan ah oo loo magacaabay Agaasimaha Telefishanka cusub ee Maamulka Jubbaland
    Next Article VIDEO: Cadaaladda Kismaayo: Labo nin oo Sheekhaal ah oo loo dilay 9 nin oo Ogaadeen ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo