Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Axmed Madoobe: “Madaxda Dowladda Federaalka ma jiraan wax ay uga duwan yihiin Alshabaab…”

    Axmed Madoobe: “Madaxda Dowladda Federaalka ma jiraan wax ay uga duwan yihiin Alshabaab…”

    March 7, 2020Updated:March 7, 20202 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulkiisa Jubbaland, isagoo khudbad ka jeediyey furitaanka kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka maamulkiisa.

    Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dhalatay Febraayo 2017 aysan waxba ka duwaneyn oo ay la mid tahay Alshabaab, dhaqankeeduna yahay in qofkii rabitaankooda ka horjeeda ay ka dhigaan camiil iyo khaa’inul wadan sida Alshabaab qofkii ka hor yimaada ugu xukmin jireen Murtadnimo.

    Axmed Madoobe oo khudbad ka jeedinayey furista kalfadhig labaad ee Baarlamaankiisa ayaa sheegay in madaxda Dowladda hadda jirta aysan waxba kala socon wixii uu dalkan soo maray, ayna dalka ka qaxeen, soona laabteen xilli xaaladu degan tahay.

    “Dowladda Federaalka ee maanta jirta, haddii sida ay rabto iyo riyadeeda aad ka hor timaado.. waxay leedahay camiil ayaad tahay, khaa’in wadan ayaad tahay..” ayuu yiri Axmed Madoobe oo sheegay inaysan waxba uga duwaneyn Alshabaabka dadka ka hor yimaada gaaleysiiya.

    Wuxuu si kulul ugu eedeeyay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya inay burburiyeen maamul Goboleedyada, kana dhigeen mid ay lacag siiyaan iyo mid ay danahooda ku wataan. “Lacag qaado, sidan yeel,.. maya.. ra’yi ma lihid.. wiilasha yaryar e amarkaa i siinaya xitaa dowladnimo waxba kama yaqaanaan.. lacagta lala ordayo maxay tahay..? Hadaan maanta lacag qaado oo 20 Milyan Doolar qaato waxaa iiga qiime badan Jubbaland..” ayuu yiri Axmed Madoobe.

    Wuxuu sheegay in Madaxda dowladda Federaalka ay burburiyeen dhammaan nidaamkii dowladnimo. “Baarlamaan ma shaqeeyo, garsoor ma jiro, system-kii oo dhan ayaa la burburiyay, faragelin ayey ku sameeyaan doorashadii maamul Gobleedyada, ma jiro cid taqaan yaa xukuma dalka..”

    Wuxuu sheegay inaysan Soomaaliya ka jirin dowlad wax lagu aamino, wuxuuna ugu baaqay in Turkiga uu joojiyo tababarka uu siinayo ciidamada dowladda Soomaaliya, Dowladda Qadar ay joojiso lacagta ay bixineyso, Itoobiyana wuxuu ugu baaqay inay joojiso sarakiisha ay soo direyso.

    Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay shuruud la’aan ciidamadeeda ugala baxdo Gobolka Gedo oo miiska wadahadalka la isugu yimaado.

    Axmed Madoobe Jubbaland Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS U DAAWO: Khudbadda Axmed Madoobe ee furista Baarlamaanka maamulkiisa
    Next Article C/weli Gaas oo dib ugu laabtay Puntland iyo Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay.. (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo