Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulkiisa.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in hanti dhowraha maamulka Jubbaland loo magacaabay C/casiis Sheekh Dayib. maamulka Jubbaland ayaan hore u lahayn hanti dhowre.
AKHRISO WAREEGTADA


![Axmed Madoobe oo Hanti dhowre u magacaabay Maamulka Jubbaland [Wareegto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/08/Madoobe.jpg)