Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Axmed Madoobe oo shaaciyey inay Dad u dhinteen xayiraadda ay Dowladda Somalia saartay Magaalada Kismaayo

    Axmed Madoobe oo shaaciyey inay Dad u dhinteen xayiraadda ay Dowladda Somalia saartay Magaalada Kismaayo

    October 3, 2019Updated:October 3, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ee doorashadiisa muranka ka taagan yahay ayaa cambaareeyay tallaabooyinka dowladda Somalia ka qaadatay maamulkiisa iyo shirkii Madasha Iskaashiga ee Somalia ee Muqdisho lagu qabtay.

    Axmed Mmadoobe oo ka hadlayey Doorashadii Jubbaland ayaa sheegay inay filayeen heshiis laga gaaro khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Federaalka. laakiin ay dhacday in dowladda Federaalka ay cunaqabateyn ku soo rogtay dadka ku nool Jubbaland,, wuxuuna sheegay inay soo dhoweynayaan cid kasta oo wadahadal dooneysa,laakiin aysan aqbali doonin in nabadgalyada wax loo dhimo.

    Wuxuu caddeeyay in xayiradda Xukuumada Federaalka iyo cunaqabataynta ay saartay Jubbaland ay naftoda ku waayeeen sida uu yiri dad shacab ah ayna kula xisaabtami doonaan dowladda Federaalka iyo madaxdeed. isagoo cambaareeyy in maamulkii hawada Soomaaliya aysan Xukuumada Federaalku masuul ka noqon karin, mar haddii ay u adeegsaneyso arrimo siyaasadeed oo lagu dhibaataynayo dadka shacab ah.

    Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhinaca kale cambaareyeye go’aankii go’aanka garoonka diyaaradaha Muqdisho looga celiyay Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isagoo ku tilmaamay inuu ahay xadgudub iyo ku tumasho sharciga iyo Dastuurka dalka.

    Isagoo ka hadlayay shirka kasocda Magaalada Muqdisho ee Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka ah u dhexeeya ayuu Madaxweynahu sheegay in hanaan siyaasadeed oo loo dhan yahay aanu dalka ka jirin, sidaas darteedna wax walba oo shirkaas kasoo baxa ayna anfacaynin dadka Soomaaliyeed loona baahan yahay kahor in arimaha masiiriga ah heshiis laga gaaro sida Doorashooyinka iyo dhamaystirka dastuurka.

    Shirkii Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Muqdisho ayuu sheegay in arrinta Deyn Cafintu aysan dhaqangeli karin, iyadoo Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan sharcigii dalka.

    Axmed Madoobe Farmaajo Jubbaland Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii Golaha Isbedel doonka Jubooyinka oo Muqdisho ugu geeriyooday dhaawacii Kismaayo loogu geystay
    Next Article Dowladda Itoobiya oo Deeq Waxbarasho u fidisay shaqaale ka tirsan Dowladda Somalia [Sawirio]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo